Thursday, June 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Federaal iyo Guddiga Amniga Doorashooyinka Heer Qaran oo kulmay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Federaal iyo Guddiga Amniga Doorashooyinka Heer Qaran oo kulmay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal iyo Guddi hoosaadka amniga ee Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal oo wada diyaar garow xooggan oo la xiriira sugidda amniga doorashooyinka dalka, ayaa caawa kulan miro dhal ah oo diiradda lagu saarayay sugidda iyo xaqiijinta amniga doorashooyinka la qaatay Guddiga Amniga Doorashooyinka heer Qaran, kaas oo uu guddoomiye u yahay taliyaha ciidamada booliska Soomaaliyeed, Sareeyo Gaas Cabdi Xasan (Xijaar).

Related posts

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026

Kulanka ayaa la isku afgartay in la xoojiyo wada shaqeynta labada dhinac, waxaana uu Taliyaha Booliska balan qaaday inay xoogga saarayaan sidii ay doorashada ku qabsoomi lahayd mid amni ah, ayna noqon doonto doorashooyin xor yo xalaal ah oo si nabdoon ku qabsoonta.

Previous Post

Kulan looga hadlayay dar dargelinta howlgallada amni xaqiijinta ee ciidanka isku-dhafka Gobolka Mudug oo lagu qabtay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Dhuusamareeb iyo wafdi uu hogaaminayo oo kormeer ku tegay deegaan hoostaga Caasimadda Galmudug “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Dhuusamareeb iyo wafdi uu hogaaminayo oo kormeer ku tegay deegaan hoostaga Caasimadda Galmudug “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Dhuusamareeb iyo wafdi uu hogaaminayo oo kormeer ku tegay deegaan hoostaga Caasimadda Galmudug "SAWIRRO"

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka kala dhacay deegaannada Masaajid...

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In