Tuesday, June 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiro iyo xildhibaanno ka tirsan Galmudug oo ka Qayb Galay Kulan loogu Ducaynayay Ugaas Taakoy “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiiro iyo xildhibaanno ka tirsan Galmudug oo ka Qayb Galay Kulan loogu Ducaynayay Ugaas Taakoy “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan Ducaa oo luugu Tacsiyeenayay Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka baxay Allaha u naxariustee Ugaas Axmed Bare Cali (Ugaas Taakoy) oo 14kii bishaan geeriyooday ayaa  maanta logu Qabtay Hoyga Dhaqanka ee Guriga Ugaas Maxamed Ugaas Axmed ee Magaalada Caabudwaaq.

Waxaa ka soo qayb Galay kulanka Tacsida Ugaas Maxamed Ugaas Axmed, Wasiiro iyo xildhibaanno ka tirsan Galmudug, maamulka degmada, ururada haweenka, dhalinyarada iyo saraakiisha laamaha amniga ee Galmugud.

Related posts

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

June 16, 2026
Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

June 16, 2026

Wasiiro iyo xubnaha dhaqanka oo waqti iyo waayo joog badan la ahaa Ugaas ayaa Marxuunka Ducadiisa ku kulmay iyagoona ka sheekeeyey waxa ay ka yaqaaneen Allaha U naxariistee Ugaas Taakooy, waxayna sheegeen in Ugaasku uu ahaa mid Alle xigmad iyo wanaag u dhameeyey wexeena Alle uga baryeen in uu naxariistii Janno ka warabiyo.

Previous Post

Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo soo saartay digniin ku saabsan fulinta barnaamijyada Udxiyada

Next Post

Cutubyo ka tirsan Gorgor oo dhameystay tababar militeri ayaa maanta la dhaariyey “SAWIRRO””

Next Post
Cutubyo ka tirsan Gorgor oo dhameystay tababar militeri ayaa maanta la dhaariyey “SAWIRRO””

Cutubyo ka tirsan Gorgor oo dhameystay tababar militeri ayaa maanta la dhaariyey "SAWIRRO""

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

June 16, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED Muqdisho, 16 Juun 2026 Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga...

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

June 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowa, oo matalayay Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ka...

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
0

AMNIGA • Xoreynta deegaanno iyo magaalooyin ka badan 120 oo horay uga maqnaa gacanta dowladda. • Xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho....

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026
0

Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025–2026,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In