Sunday, June 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo ka wado deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada ee Magaalada Baladweyne oo baaq u diray hay’addaha iyo ganacsatada.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Dowlada Federalka ee Soomaaliya ayaa maanta Howlgal ka wada inta u dhaxayso Degmada Beledweyne ilaa degmada Matabaan iyo dhulka miyiga ah.

Ujeedka howlgalkaan ayaa waxaa uu yahay kadib markii firxadka maleeshiyada Al-shabaab ee ka yimid Galmudug soo gaareen Gobolka.

Related posts

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

June 13, 2026
Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

June 13, 2026

Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in u qorshaha yahay sidii dhulka u dhaxeeya Matabaan ilaa Maxaas looga sifayn lahaa haraadiga maleeshiyaadka Al-shabaab.

Waxaana jiray in mudooyunkaan dadka reer miyaga ka qaadeen xoolo kala duwan taasi oo dhawr jeer keentay in dagaal uu dhex Shabaab iyo dadka Deegaanka.

Previous Post

Danjire Cawaale oo la kulmay shirkado ka howlgala wax soo saarka shiidaalka iyo tiknolojiyada

Next Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo soo af-jaray Dhagar-qabayaal xalay Hoobiyeyaal ku weeraray Aw-dhiigle

Next Post
Ciidanka Xoogga Dalka oo soo af-jaray Dhagar-qabayaal xalay Hoobiyeyaal ku weeraray Aw-dhiigle

Ciidanka Xoogga Dalka oo soo af-jaray Dhagar-qabayaal xalay Hoobiyeyaal ku weeraray Aw-dhiigle

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

June 13, 2026
0

Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS Cali Maxamed Cumar Cali Balcad, ayaa maanta qaabilay wefdi ka...

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

June 13, 2026
0

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada ayaa galabta kormeeray Tuulada Cayaaraha Dalka ee Stadio Muqdisho oo ka mid...

Hoggaamiyaha la doortay ee Koonfur Galbeed oo shir-guddoomiyay kulan looga arrinsanayay amniga

Hoggaamiyaha la doortay ee Koonfur Galbeed oo shir-guddoomiyay kulan looga arrinsanayay amniga

June 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hoggaamiyaha la doortay ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyay shir amni oo lagu...

Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay taariikhda kulan-ciyaareed rasmi ah ku matalaya Soomaaliya

Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay taariikhda kulan-ciyaareed rasmi ah ku matalaya Soomaaliya

June 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17 sano ayaa galabta sameynaya taariikh cusub, maadaama ay markii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In