Saturday, August 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo cadeeyay inuu  si wadi doono taageerada Afghanistan uu ka siiyo la dagaalanka Daalibaan

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo cadeeyay inuu  si wadi doono taageerada Afghanistan uu ka siiyo la dagaalanka Daalibaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sarkaal sare oo ka tirsan milateriga Mareykanka ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan duqeymaha diyaaradeed ee ka wadaan dalka Afghanistan oo dhawaan ay kala baxeen ciidamadooda.

Mareykanka ayaa xusay in taalibaan ay kordhiyeen todobaadyaddii la soo dhaafay weerarada ay ka gaystaan gudaha wadanka Afghanistan iyagoo la wareegay degmooyin badan.

Related posts

Munaasabad lagu xusayay sanad guurada Galmudug oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo

Munaasabad lagu xusayay sanad guurada Galmudug oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo

August 15, 2026
Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

August 15, 2026

Madaxweynaha Mareykanka joe biden ayaa hore u balan qaaday in ciidamadiisa uu ugu dambeyn ka saarayo Afghanistan  bisha September ee sannadkan.

General Kenneth Mckenzie oo shir jaraa,id ku qabtay magaalada Kabul ayaa sheegay in ay taageero wax ku ool ah siin doonaan ciidamada Afghanistan si looga adkaado ururka taalibaan

Waxaana uu intaasi ku daray in ay kordhin doonaan duqeymaha diyaaradeed ilaa ay ka soo afjarayaan ka bixitaankooda wadankaasi oo ay ku sugnaayeen muddo 20 sanno ah

Taalibaan ayaa guulo ka gaaray weeraro ay Afghanistan  ka gaysteen todobaadyadii la soo dhaafay iyadoo ay u suura gashay in ay gacanta ku dhigaan degmooyin muhiim ah oo ku yaala xuduudaha

Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa wada qorshe uu kaga hortagayo weerarada ururka taalibaan ay ka wadaan wadankaasi

Waxaana dhawaan ay dowladda bandaw ku soo rogtay dhamaan gobolada dalka si loo yareeyo halista weerarada

Kumanaan ruux oo ka qaxay deegaanada ay la wareegeen ururka taalibaan ayaa waxaa ay gaareen qaar ka mid ah wadamada deriska sida ay sheegtay qaramada midoobay

Previous Post

Ciidanka Tuunis oo is hor-istaag ku sameeyey guddoomiyaha baarlamaanka dalkaas.

Next Post

Maamulka Magaalada Dhuusmareeb oo dayactir ku bilaaway Leerarka Cadcadeeda ku shaqeeya ee Magaalada.

Next Post
Maamulka Magaalada Dhuusmareeb oo dayactir ku bilaaway Leerarka Cadcadeeda ku shaqeeya ee Magaalada.

Maamulka Magaalada Dhuusmareeb oo dayactir ku bilaaway Leerarka Cadcadeeda ku shaqeeya ee Magaalada.

Munaasabad lagu xusayay sanad guurada Galmudug oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo

Munaasabad lagu xusayay sanad guurada Galmudug oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo

August 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Magaalada Gaalkacyo waxaa lagu qabtay munaasabad lagu xusayay 20-guurada ka soo wareegtay aas-aaska Galmudug, taas oo ku beegnayd 14-ka...

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

August 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Warciise,...

Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan oo laga guddoomay waraaqadaha aqoonsiga Danjirenimo

Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan oo laga guddoomay waraaqadaha aqoonsiga Danjirenimo

August 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Danjire Axmed Jaamac Cumar Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doonaa dalka Sudan ayaa noqday safiirkii ugu horeeyey ee...

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In