Sunday, June 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Magaalada Dhuusmareeb oo dayactir ku bilaaway Leerarka Cadcadeeda ku shaqeeya ee Magaalada.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Maamulka Magaalada Dhuusmareeb oo dayactir ku bilaaway Leerarka Cadcadeeda ku shaqeeya ee Magaalada.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug oo kaah-shanaya shirkada xoogga korontada Hilaac ayaa bilaabey dib u qaabeynta nalalka ku shaqeeya Cadceeda ee ku xiran wadooyinka waaweyn sida kuwa ka suran hareeraha jidka laamiga ah.

Related posts

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

June 14, 2026
Taliye Ibraahim Maxamed oo shir-guddoomiyay Shirka Taliska Guud ee CXDS

Taliye Ibraahim Maxamed oo shir-guddoomiyay Shirka Taliska Guud ee CXDS

June 14, 2026

Shaqadan oo dhawaan bilaabatey ayaa isugu jirta in baalayaasha qaar laga raro halkii hore looga taagey si xal loogu helo ciriiriga ay ku hayaan isku socodka gaadiidka iyo in ay dayactir helaan baalayaashaasi oo qaarkood u damey cilado soo wajahay dhowrkii sano ee u dambeeyay.

Maamulaha shirkada Korontada Hilaac Cabdirisaaq Sheikh Axmed oo howshan maamulka u xil saarey, isla markaana si is xilqaan ah u dabaraya qarashaadka ku baxaya dayactirka nalalkan oo qayb ka ah isku aadka cabirka soolarada bilaya iftiinka Caasimada Galmudug ayaa sheegay in dadaalkoodu qayb ka yahay Mas’uuliyada bulshada ay u hayeen mudadii shanta sano aheyd ee nalalkani ku xirnaayeen Magaalada Dhuusamareeb, ayna xoogga saarayaan sidii looga badbaadin lahaa bulshada in xargaha korontada dab ka yimid oo gaara baalayaasha soolarada qatari ka dhalato.

Dadaalka dib u hagaajinta Nalalka dadwaynaha ee ku shaqeeya cadceeda oo wajigiisan mihiimada la siinayo sidii looga baaqsan lahaa in fiilooyimka korontada ay waxyeelo gaarsiiyaan baalayaasha nalalka ayaa bilaaw u ah mashruuc si dhameystiran loogu dayacrirayo nalalka dansan ee u baahan dayactirka waxaana hore maàmulka Degmadu u sheegay in ay dalbeen agabkii loo baahnaa oo dhawaan muqdisho yimid .

Previous Post

Mareykanka oo cadeeyay inuu  si wadi doono taageerada Afghanistan uu ka siiyo la dagaalanka Daalibaan

Next Post

Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Qaranka oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Dowladda Talyaaniga

Next Post
Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Qaranka oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Dowladda Talyaaniga

Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Qaranka oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Dowladda Talyaaniga

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo si rasmi ah uga bilowday imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee dugsiyada Galmudug,...

Taliye Ibraahim Maxamed oo shir-guddoomiyay Shirka Taliska Guud ee CXDS

Taliye Ibraahim Maxamed oo shir-guddoomiyay Shirka Taliska Guud ee CXDS

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka subaxlaha ee Taliska Guud...

Safiirka JFS ee Dalka Liibiya oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo

Safiirka JFS ee Dalka Liibiya oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Liibiya, Mudane Cabdifataax Sheekh Axmed Cabdulmanaan, ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo u gudbiyay Guddoomiyaha...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka qayb galay kulan dadweyne oo lagu qabtay Xarunta Degmada Shingaani

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka qayb galay kulan dadweyne oo lagu qabtay Xarunta Degmada Shingaani

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa caawa hoggaamiyay kulan wacyigelin...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In