Wednesday, July 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Afrika

Ra’iisul Wasaaraha Suudaan oo kala hadlay madaxda 4 dowladood xaaladda Geeska Afrika

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Afrika, Wararka
0
Ra’iisul Wasaaraha Suudaan oo kala hadlay madaxda 4 dowladood xaaladda Geeska Afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha dalka Suudaan Cabdullaahi Xamduuk ayaa khadka telefoonka kula xiriiray madaxda afar dowladood oo ka mid ah dowladaha urur goboleedka IGAD .

Ra’iisal wasaaraha Suudaan ayaa la hadlay madaxda kala ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaalia Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Salva Kiir Mayardit, Madaxweyanaha Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Shacabka iyo Dowladda Soomaaliya waxa ay murugada la qeybsaneyaan Walaalahooda Qatar”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Shacabka iyo Dowladda Soomaaliya waxa ay murugada la qeybsaneyaan Walaalahooda Qatar”

July 15, 2026
Arday Soomaaliyeed oo ka Aflaxday Jaamacadaha Dalka Turkiga

Arday Soomaaliyeed oo ka Aflaxday Jaamacadaha Dalka Turkiga

July 15, 2026

Bayaan ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Suudaan ayaa lagu shegay in laga wada hadlay xaaladda siyaasadeed ee Geeska Afrika

Bayaanka ayaa intaas ku daray in Ra’iisul Wasaare Cabdullaahi Xamduuk uu la sii xiriiri doono Madaxda kale ee Geeska Afrika si looga wada shaqeeyo xasiloonida iyo horumarka Gobolka.

Previous Post

In ka badan 50 muhaajiriin ah oo ku dhimatay xeebaha Liibiya

Next Post

Akhriso: Horumarrada laga sameeyay howlaha doorashooyinka ee uu hormuudka ka yahay Ra’iisul Wasaare Rooble

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo casuumay Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka

Akhriso: Horumarrada laga sameeyay howlaha doorashooyinka ee uu hormuudka ka yahay Ra'iisul Wasaare Rooble

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Shacabka iyo Dowladda Soomaaliya waxa ay murugada la qeybsaneyaan Walaalahooda Qatar”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Shacabka iyo Dowladda Soomaaliya waxa ay murugada la qeybsaneyaan Walaalahooda Qatar”

July 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho ku tagay Safaaradda Dowladda Qatar ee magaalada Muqdisho,...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Khudbad ka Jeediyay Furitaan Maalintii Labaad ee Madasha Saddexaad ee Horumarinta Soomaaliya

Minister of Foreign Affairs Addresses Second Day of the Third Somalia Development Forum (SDF 2026)

July 15, 2026
0

H.E. Abdisalam Abdi Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, today delivered the opening keynote address on the second...

Arday Soomaaliyeed oo ka Aflaxday Jaamacadaha Dalka Turkiga

Arday Soomaaliyeed oo ka Aflaxday Jaamacadaha Dalka Turkiga

July 15, 2026
0

Lataliyaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Turkiga, Mudane Ismaaciil Ibraahim Aadan, oo ay wehliyaan Xildhibaan Mahad Cawad, Marwo Caaisha Maxamuud...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Khudbad ka Jeediyay Furitaan Maalintii Labaad ee Madasha Saddexaad ee Horumarinta Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Khudbad ka Jeediyay Furitaan Maalintii Labaad ee Madasha Saddexaad ee Horumarinta Soomaaliya

July 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta khudbadda ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In