Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqoon isweydaarsi ku saabsan hannaanka federaalka oo lagu qabtay Baydhabo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Aqoon isweydaarsi ku saabsan hannaanka federaalka oo lagu qabtay Baydhabo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarka aqoon isweydaarsiga oo muddo saddax maalin ah ka socon doono magaalada Baydhabo Waxaa si wadajir ah u soo qaban qaabiyey Wasaaradda arrimaha gudaha Dawladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed iyo Ururka Dhallinyarada Soomaaliyeed.

Dhallinyaro gaaraysa 75  ka kala socda Wasaaradaha Koonfur Galbeed, Booliska iyo ururada kala duwan ee ka jira Koonfur Galbeed ayaa ka soo qeyb galay kulanka, waxaana lagu baran doonaa  wax la x riira  dib u heshisiinta, hanaanka Federaalka, isticmaalka Baraha Bulshada iyo saameynta uu ku leeyahay horumarka Dalka.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Agaasimaha Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Koonfur Galbeed Mudane Isxaaq Cali Mursal ayaa Dhallinyarada ka qeyb galeysa kulanka faray in ay si fican uga hadlaan qodobada laga doodi doono ee horyaalla.

Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dawladaha Hoose iyo Dib u heshisiinta Koonfur Galbeed Mushaf Sheekh Cabdullaahi ayaa dhallinyaradu faray inay fahmaan nidaamka Faderaalka iyo dib u heshisiinta.

Previous Post

Guddiga Hirgellinta Doorashada Koonfur Galbeed oo UNSOM kala wareegay qalabka doorashada “SAWIRRO?

Next Post

Ra’isul wasaare Rooble oo kulan la yeeshay guddiga qoonddada haweenka

Next Post
Ra’isul wasaare Rooble oo kulan la yeeshay guddiga qoonddada haweenka

Ra'isul wasaare Rooble oo kulan la yeeshay guddiga qoonddada haweenka

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In