Sunday, November 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

Shamis Hassan Harun by Shamis Hassan Harun
1 month ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Abha iyo Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee King Khalid ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, weerarradaas oo sababay dhimashada dad rayid ah iyo dhaawaca dad kale oo badan.

Weerarradani waxay xadgudub weyn ku yihiin sharciga caalamiga ah, waxayna khatar toos ah ku yihiin madaxbannaanida Boqortooyada Sacuudi Carabiya iyo amniga gobolka.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo bogaadin ugu tagay Hobollada Qaranka Waaberi

Wasiirka Warfaafinta XFS oo bogaadin ugu tagay Hobollada Qaranka Waaberi

November 22, 2026
WARBIXIN: Amniga Soomaaliya oo soo hagaagaya 74%

WARBIXIN: Amniga Soomaaliya oo soo hagaagaya 74%

November 22, 2026

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay garab taagan tahay Boqortooyada Sacuudi Carabiya, maadaama dowladda Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka xeebaha ku leh Badda Cas, waxay aaminsan tahay in amniga gobolka Gacanka iyo Badda Cas uu si dhow ula xiriira amnigeeda.
Sidaas darteed, Dowladda Soomaaliyeed waxay ku baaqeysaa in si degdeg ah loo joojiyo weerarrada lagu beegsanayo kaabeyaasha rayidka.

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u direysaa qoysaska dadkii ku dhintay weerarrada, Sidoo kale, waxay u rajeynaysaa dhammaan dadkii ku dhaawacmay weerarradaas caafimaad degdeg ah.

Previous Post

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

Next Post

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Next Post
Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Warfaafinta XFS oo bogaadin ugu tagay Hobollada Qaranka Waaberi

Wasiirka Warfaafinta XFS oo bogaadin ugu tagay Hobollada Qaranka Waaberi

November 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo maanta kormeer ku tegay xarunta Tiyaatarka Qaranka...

WARBIXIN: Amniga Soomaaliya oo soo hagaagaya 74%

WARBIXIN: Amniga Soomaaliya oo soo hagaagaya 74%

November 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Global Safety Report oo ah hay’ad cilmi-baaris oo amniga Caalamka xog-uruurin ku sameysa ayaa soo saartay warbixin amniga...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 7-aad ee Gaadiidka Cirka Adduunka

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 7-aad ee Gaadiidka Cirka Adduunka

November 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Faarax Nuux, ayaa magaalada Montreal ee dalka Canada kaga qaybgalay Shirweynaha...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo macalimiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 21-ka November

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo macalimiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 21-ka November

November 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa hambalyo iyo bogaadin ku aadan munaasabadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In