Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Akhriso: Taariikh nololeedkii AUN Sheekh Aadan Cali Xasan oo saakay lagu aasay degmada Kaxda

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyeeyay geerida Sh. Aadan Cali Xasan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Allaha u naxariistee degmada Kaxda ee gobolka Banaadir waxaa saakay lagu aasay Marxuum Sheekh Aadan Cali Xasan oo ka tirsanaa bahda Radio Muqdisho, Sheekha ayaa mudo dheer Raadiyaha Qaranka umadda Soomaliyeed uga soo gudbi jiray barnaamijyo wacyi-gelin ah iyo duruus diini ah.

Sanadkii 1943-kii ayuu Sheekh Aadan Cali Xasan ku dhashay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

Allaha u naxariistee Sheekh Aadan Cali Xasan waxa uu aad u bartay diinta Islaamka, waxuuna Radio Muqdisho ku soo biiray sanadkii 1963-kii, isagoo ka baahi jiray duruus diini ah iyo barnaamijyo wacyi-gelin ah oo aad loogu tixnaa.

Sheekh Aadan waxa uu aad ugu hadli jiray luuqadaha Soomaaliga iyo Carabiga, waxuuna dalal badan oo ay ugu horeyso Masar u tegay barashada Diinta Islaamka.

Madaxda wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, gaar ahaan wasiir Cusmaan Abuukar Dubbe iyo Agaasimaha Radio Muqdisho Cabdicasiis Maxamuud Guuleed ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelkii iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Sheekh Aadan Cali Xasan.

 إنا لله وإنا إليه راجعون

Previous Post

DEG DEG: Ilyaas Badal Gaboose oo noqday xildhibaankii ugu horeeyay oo kamid noqda baarlamaanka 11 aad JFS

Next Post

DEG DEG: Cabdulaahi Sh. Ismaaciil Fartaag oo dib loo doortay

Next Post
DEG DEG: Cabdulaahi Sh. Ismaaciil Fartaag oo dib loo doortay

DEG DEG: Cabdulaahi Sh. Ismaaciil Fartaag oo dib loo doortay

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In