Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Ganacsade Wasaaradda Cayaaraha Puntland ku wareejiyey qalabka ciyaaraha oo dhamaystiran “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Ganacsade Wasaaradda Cayaaraha Puntland ku wareejiyey qalabka ciyaaraha oo dhamaystiran “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Puntland mudane Jaamac Faarax Muuse ayaa qalabka ciyaaraha oo dhamaystiran ka guddoomay Ganacsade Cabdullaahi Sheekh oo uu ugu tala galay xulalka Gobollada Puntland ee ka qayb gelaya tartanka 8aad ee Ciyaaraha oo Garowe ka furmaya 1 bisha August 2021.

Ganacsade Cabdullaahi Sheekh ahna guddoomiye ku-xigeenka xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya ayaa sheegay markuu arkay culayska saaran Xulalka gobolada iyo baahida ay u qabaan in laga caawiyo ayaa si shakhsi ah ugu deeqay qalabkan dhamaystiran xulalka Gobollada Puntland, sidoo kale wuxuu sheegay in go’aanka uu ku raacay guddoomiyaha xiriirka kuubada cagta Soomaaliyaa Cabdiqani Carab.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026

Kulankan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Agaasimaha guud ee Wasaaradda Cayaaraha Puntland, Lataliyaha Madaxwaynaha Puntland arrimaha Ciyaaraha, Guddoomiyaha xiriirka kubadda Cagta Puntland iyo Madax kale oo ka tirsan xiriirka iyo Wasaaradda.

Previous Post

Jubbaland oo soo gabo gabaysay wejigii koowaad ee doorashada kuraasta Aqalka sare

Next Post

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo Shir-Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo Shir-Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo Shir-Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada “SAWIRRO”

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In