Thursday, April 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee Uganda oo doortay guddoomiye cusub “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee Uganda oo doortay guddoomiye cusub “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ururka ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Uganda ayaa doortay guddoomiye cusub oo hogaamin doona muddo sanad ah ardayda Soomaaliyeed ee Uganda Wax ka barata.

Goobta doorashada ka dhacaysay oo ay joogeen mas’uuliyiin ka socday safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo kala ahaa Uqaybsanaha Warfaafinta Fidow Maxamuud Fiidow iyo Uqeybsanaha Waxbarashada Liibaan Xuseen Deerow ayaa waxaa ku dhawaaqay natiijada doorashada guddoomiyaha guddiga doorashada ardayda ee sanadka 2021.

Related posts

Golaha Wasiirrada XFS oo meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel

Golaha Wasiirrada XFS oo meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel

April 23, 2026
Xoojinta Iskaashiga Soomaaliya iyo Shiinaha ee dhanka Aqoonta iyo Cilmi-baarista

Xoojinta Iskaashiga Soomaaliya iyo Shiinaha ee dhanka Aqoonta iyo Cilmi-baarista

April 23, 2026

Liibaan Xuseen Uqeybsanaha Waxbarashada oo ku hadlayay magaca Safaaradda Soomaaliya ee Uganda ayaa u hambalyeeyay guddoomiyaha cusub, kuna baaqay in uu si hufan u guto waajibaadka loo igmaday.

Guddoomiyaha xilka kasii dagaya Cabdimaajid Salaad ayaa Madaxda safaaradda oo uu horkacayo safiirka Soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur) uga mahadnaqay dadaalka iyo garab istaaga ardayda, sheegayna in safiirka la’aantiis munaasabadan qabsoonteen.

Guddoomiyaha la doortay ee ururka Ardayda Soomaaliyeed ee Uganda Xasan Muqtaar Xasan ayaa sheegay in uu ka shaqeyn doono midaynta ardayda.

Sanad walba ayey ururka ardayda Soomaaliyeed ee Uganda doortaan guddoomiye si ardayda ugu tababartaan hogaaminta suuban.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo tilmaamay in shirka Londan uu ku soo gabo gaboobay guulo la taaban karo

Next Post

Wasaaradda Haweenka oo qabatay dood ku saabsan xaqiijinta qoondada Haweenka ee 30%

Next Post
Wasaaradda Haweenka oo qabatay dood ku saabsan xaqiijinta qoondada Haweenka ee 30%

Wasaaradda Haweenka oo qabatay dood ku saabsan xaqiijinta qoondada Haweenka ee 30%

Golaha Wasiirrada XFS oo meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel

Golaha Wasiirrada XFS oo meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel

April 23, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel...

Xoojinta Iskaashiga Soomaaliya iyo Shiinaha ee dhanka Aqoonta iyo Cilmi-baarista

Xoojinta Iskaashiga Soomaaliya iyo Shiinaha ee dhanka Aqoonta iyo Cilmi-baarista

April 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha ayaa Arbacadii si rasmi ah u daah furay Xarunta Cilmi baarista iyo...

Safiir Maxamed Amiin iyo Guddoomiyaha Culimada Muslimiinta oo kulan muhiim ah ku yeeshay Sacuudiga

Safiir Maxamed Amiin iyo Guddoomiyaha Culimada Muslimiinta oo kulan muhiim ah ku yeeshay Sacuudiga

April 23, 2026
0

Safiirka dawlada Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Mohamed Amin Sheikh Osman ayaa Maanta kulan mira dhal ah...

Wasiirka cadaaladda oo tababar u soo xiray hawlwadeeno ka tirsan Wasaaradda

Wasiirka cadaaladda oo tababar u soo xiray hawlwadeeno ka tirsan Wasaaradda

April 23, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta soo xiray tababar socday muddo afar maalmood...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In