Kulan ay soo agaasintay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay qeyb ka ahaayeen Wasaaradaha Gargaarka Maamul-goboleedyada Dalka ayaa looga arinsaday Xaaladda Beni’aadannimo ee dalka.
Halkan ka akhriso Baaq ay si wadajir ah u soo saareen.