Friday, June 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka xoogga dalka oo 9 ka tirsan argagixisada Al-Shabaab ku dilay tuulooyin hoostaga Degmada Waajid “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Ciidanka xoogga dalka oo 9 ka tirsan argagixisada Al-Shabaab ku dilay tuulooyin hoostaga Degmada Waajid “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Geesiyaasha Ururka 260aad Guutada 9aad Qaybta 60aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa maanta khaarajiyay 9 ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab, halka ay dhaawaceen 14 kale, kadib weerar ay ku qaadeen Fariisamo ay argagixisada Al-Shabaab ku lahaayeen tuulooyin hoos yimaada Degmada Waajid ee Gobolka Bakool.

Howlgalka ay ciidamada fuliyeen ayaa waxa qayb ka ahaa Guddoomiyaha Degmda Maxamed Macalin Yusuf, Taliyaha Guutada 9aad iyo Taliyaha Ururka 260aad Gutada 9aad qaybta 60aad Gaashaanle Maxamed Nuur Maxamed, kuwasi oo gacanta ku soo dhigay 3 ruux oo ka tirsan dhagarqabayaasha Al-Shabaab.

Related posts

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026

Ciidamada xoogga dalka ayaa iminka deegaannada ay howlgalka ka fuliyeen ka wada howlo amni xaqiijin ah, maadaama jab xoogan loogu geystay maleeshiyada Al-Shabaab fariisamadii ay bulshada ku dhibaateyn jireen, halkaasi oo ay hadda ku suganyihiin ciidanka.

Previous Post

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo magacaabay Xildhibaannada u qaabilsan doorashada Aqalka Sare

Next Post

Ururka 7-aad ee Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab oo raashin u qeybiyay qoysas ku nool duleedka Jowhar “SAWIRRO”

Next Post
Ururka 7-aad ee Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab oo raashin u qeybiyay qoysas ku nool duleedka Jowhar “SAWIRRO”

Ururka 7-aad ee Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab oo raashin u qeybiyay qoysas ku nool duleedka Jowhar “SAWIRRO”

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Suleyman Sheekh Cumar ayaa magaalada Washington DC uga qayb galay shir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta...

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga xun tahay duruufihii...

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

June 8, 2026
0

Magaalada Muqdisho oo ka furmaya Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya, oo ah kulan heer qaran ah oo muhiim u ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In