Saturday, August 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

CAF oo Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya u wakiilatay in uu kormeero doorashada xiriirka Tanzania

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
CAF oo Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya u wakiilatay in uu kormeero doorashada xiriirka Tanzania
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ahna xubin ka tirsan Guddiga fulinta CAF, Cabdiqani Saciid Carab, ayaa maanta u ambabaxay dalka Tanzania, isagoo galkaas u tagay in uu kormeero doorashada xiriirka Kubadda cagta dalka Tanzania.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Doorashada xiriirka Kubadda cagta Tanzania ayaa dheceysa 7-da bishan, waxaana mudane Cabdiqani Saciid Carab, uu kormeere ka ahaan doonaa doorashada isagoo wakiil ka ah xiriirka kubada cagta Afrika ee CAF.

Shaqada uu qabanayo ayaa waxaa ka mid ah in uu kormeero habka doorashadu dhacayso, isagoo kaddibna ku dhawaaqi doona natiijada doorashada iyo qaabkii ay ku dhamaatay.

Waa markii ugu horeysay ee qof Soomaaliya ka socda uu korneere ka ahaado doorasho Kubadda cagta ah oo ka dhacaysa mid ka mida dalalka Qaaradda Afrika.

Previous Post

Guddiga Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka oo sheegay inaysan jirin wax cabasho ah oo ku aadan doorashadii la qabtay

Next Post

Wasaaradda Haweenka Galmudug oo kulan looga hadlayay hubinta qoodada Haweenka ku qabatay Dhuusamareeb

Next Post
Wasaaradda Haweenka Galmudug oo kulan looga hadlayay hubinta qoodada Haweenka ku qabatay Dhuusamareeb

Wasaaradda Haweenka Galmudug oo kulan looga hadlayay hubinta qoodada Haweenka ku qabatay Dhuusamareeb

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In