Monday, July 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Diyaaradaha Israa’iil oo duqeeymo cusub ka keystay Gaza

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Diyaaradaha Israa’iil oo duqeeymo cusub ka keystay Gaza
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Diyaaradaha Israa’iil ayaa manta duqeeyay gooba ay ku sugnayeen Xamaas eoo ku yaalla Marinka Gaza ,iyaga oo ka jawaabaya Gantaallo laga laga soo tuuray dhulka Falastiin, sida ay sheegeen milatariga Israa’iiliyiinta.

Ma jiraan warar sheegaya khasaare ama waxyeello dhabta ah ee ka dhashay weerarkan lagu bartilmaameedsaday qeyb ka mid ah Marinka Gaza, balse milatariga Israa’iil ayaa sheegtay in ay duqeyeen goob laga soo ganay Gantaallo iyo xarun ay leeyihiin Ururka Xamaas ee maamula Gaza.

Xamaas wax jawaab ah kama aysan bixin weerarkaasi ,hasa yeeshee qoraal baraha bulshada lagu daabacay ayaa muujinaya In kooxda Xamaas ay Rasaas la beegsadeen diyaaradaha Israa’iil iyagoo ka jawaabaya weerarka.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026

New Press ayaa sidoo kale sheegtay in saddex goobood ay bartilmaameedsadeen Ciidamada Isra’iil oo ay ku jiraan Beytu Xanuun iyo Jabalya.

Previous Post

Ra’iisul wasaare Rooble oo u hambalyeeyay Guddoonka loo doortay Gudidda hirgelinta doorashada Gobalada Waqooyi

Next Post

Ra’iisul wasaaraha X.F.S oo kulan la qaatay Safiirka Masar u fadhiya Soomaaliya

Next Post
Ra’iisul wasaaraha X.F.S oo kulan la qaatay Safiirka Masar u fadhiya Soomaaliya

Ra’iisul wasaaraha X.F.S oo kulan la qaatay Safiirka Masar u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh iyo murugo la wadaagaysaa Jamhuuriyadda...

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026
0

Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Hantiwadaag...

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

July 20, 2026
0

Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Xisbiga JSP, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowlad...

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

July 20, 2026
0

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xalay la kulantay jawi ciyaareed oo gaar ah, iyadoo kumannaan shacab ah ay goobo kala...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In