Monday, June 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Senator Ayuub oo soo dhaweeyay doorashadii Guddoonka Guddiga doorashada Somaliland

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Senator Ayuub oo soo dhaweeyay doorashadii Guddoonka Guddiga doorashada Somaliland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Senator Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa soo dhoweeyay doorashadii guddoonka Guddiga doorashada Somaliland.

Senator Ayuub ayaa xusay in la wada sugayay qabsoomidda doorashada, isagoo Ra’iisul Wasaare Rooble uga mahadceliyay dadaalkii uu ku bixiyey isu keenidda Siyaasiyiinta Somaliland.

Related posts

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

June 1, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

June 1, 2026

“Runtii maanta waxaa la qabtay doorashada Guddoonka Kuraasta Gobollada Waqooyi, waxayna ahayd doorasho ku dhacday si hufnaan ah, iyadoo doorashada ay intooda badan soo xaadireen, doorashaduna si cadaalad ah ayay ku dhacday, waana soo dhaweynayaa”. Ayuu yiri Senator Ayuub.

Senator Ayuub Ismaaciil Yuusuf ayaa tilmaamay in doorashada ay korjoogteynayeen hay’adaha kala duwan ee dowladda, Wakiillo ka socday beesha Caalamka iyo xubno kale, isagoo xusay inay aad ugu wada qanceen hannaankii ay u dhacday doorashada Guddoonka Guddiga labada Aqal ee Somaliland.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo wareegto kaga xayiray Hey’adaha Dowladda heshiisyada iyo Is-afgaradyada xilliga doorashada

Next Post

Xubno ka tirsan Maamulka dowladda Hoose ee Gaalkacyo oo loo soo gabo gabeeyay tababar “SAWIRRO”

Next Post
Xubno ka tirsan Maamulka dowladda Hoose ee Gaalkacyo oo loo soo gabo gabeeyay tababar “SAWIRRO”

Xubno ka tirsan Maamulka dowladda Hoose ee Gaalkacyo oo loo soo gabo gabeeyay tababar "SAWIRRO"

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

June 1, 2026
0

Sanduuqa Qaranka ee Maalgelinta Cimilada (National Climate Fund – NCF) oo kaashanaya Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha (MoEWR), isla markaana...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

June 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qayb...

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In