Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jowhar: taliyihii hore ee saldhiga degmada oo xilka kala wareegay taliyaha cusub ee dhawaan la soo magacaabay

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Jowhar: taliyihii hore ee saldhiga degmada oo xilka kala wareegay taliyaha cusub ee dhawaan la soo magacaabay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad kooban oo ay xilka kukala wareegayaan taliyihii hore ee saldhiga degmada Jowhar iyo taliyaha cusub ee dhawaan la soo magacaabay ayaa lagu qabtay magaalada Jowhar.

Munaasabada ayaa waxaa ka soo qayb-galay saraakiil ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliyeed oo uu ka midyahay taliyaha qaybta booliska Gobalka Shabeellah Dhexe, ayaa Waxaa ugu horeeyn ka hadlay tiliyihii hore ee saldhiga booliska Dhame Maxamed Siyaad Cali {Canjeex} wuxuuna  ka codsaday shacabka degmada Jowhar mudadii uu jogay saldhiga sidii ay ulla shaqeeyeen in ay ulla shaqeeyaan taliyaha cusub.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026

Waxaa isna goobta ka hadlay gaashaanle dhexe Shashiir Xasan Xalfow wuxuuna shacabka ka codsaday in ay si wanaagsan  ulla shaqeeyaan taliyaha cusub.

Ugu danbeen ku  simaha xeer illaalliyaha guud ee maamulka  Hirshabeelle Cabdiraxmaan Cali Xuseen  ayaa tilmaamay muhiimada uu  boolisku u leeyahay bulshada, loona baahanyahay in ay la shaqeeyaan booliska Soomaaliyeed.

Previous Post

Maamulka degmada Gaalkacyo oo maanta bilaabay wajigii labaad ee dhismaha iyo dayactirka wadooyinka bur bursan ‘SAWIRRO’  

Next Post

Kulan hay’addaha lagula xisaabtamayo waxqabad kooda oo ka furmay Magaalada Xuddur ee Gobolka Bakool

Next Post
Kulan hay’addaha lagula xisaabtamayo waxqabad kooda oo ka furmay Magaalada Xuddur ee Gobolka Bakool

Kulan hay'addaha lagula xisaabtamayo waxqabad kooda oo ka furmay Magaalada Xuddur ee Gobolka Bakool

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In