Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka iyo Shacabka Magaalada Dhuusomareeb oo iska kaashanayo bilicda magaalada “Sawirro”

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Maamulka iyo Shacabka Magaalada Dhuusomareeb oo iska kaashanayo bilicda magaalada “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bulshada iyo Maamulka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug ayaa wadajir ugu howla bilic soo celinta Magaalada iyo martigalinta dadka ka qayb galeya doorashada ee isaga imaanaya Galmudug iyo gobolada kale ee dalka.

Dhalinyarada Caasimada oo mudooyinkan ku howlanaa dib u hagaajinta bilicda goobaha astaanta u ah magaalada sida, raana-boodka oo ah tilmaamta ugu weyn ee Dhuusamareeb iyo xarunta dowlada hoose ayaa soo gaban gabeeyay howshaasi oo daah fur kooban oo loo sameeyay uu ka qayb galey duqa Dhuusamareeb macalin Cabdiraxmaan Geedaqoroow oo ay wehliyaan madaxda ururka dhalinyarada Dhuusamareeb sida gudoomiyaha ururka Calas Cabdinuur Barre.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Mas’uuliyada iyo howshan is xilqaanka ah ee dhalinyaraddu dusha u ridatey ayuu maayarka Dhuusamareeb ku tilmaamey mid qayb wayn ka qaadatey bilic muujinta Magaalada Dhuusamareeb, isagoo dhamaanba bulshada ku booriyay in ay kaalin ka geystaan howlaha socda oo ay ugu weyn yihiin, amaanka iyo nadaafada.

Maamulka Dhuusamareeb oo is abaabulka bulshada bogaadiyay ayaa balan qaadey in sidoo kale ay bilaaban doonaan barnaamijyo kale oo bilicda Magaalada qayb ka qaadan doona sida nashqadeyn cusub oo loo sameeyay meelaha caanka ah kuwaa oo ay dhismohooda gacan ka geysanayaan shirkado ganacsi iyo shaqsiyaad wax heysta.

Previous Post

Munaasabad loo qabtay dufcadii ugu horeysay ee ka qalinjabisa Dugsiga Sare ee Xudur “Sawirro”

Next Post

Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye ku-xigeenka guddida xalinta khilaafadka oo ku wajahan Baydhabo

Next Post
Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye ku-xigeenka guddida xalinta khilaafadka oo ku wajahan Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye ku-xigeenka guddida xalinta khilaafadka oo ku wajahan Baydhabo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In