Monday, August 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Wadatashiga qorshe howleedka 2021-2022 oo lagu qabtay Jowhar “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Shirka Wadatashiga qorshe howleedka 2021-2022 oo lagu qabtay Jowhar “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka wada-tashiga Qorshe Howleedka 2021-2022 ee Istaraajiyadda Xalka Waara ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Jowhar.

Wata-tashiga oo socday muddo saddex cisho ah waxaa diiradda lagu saaray diyaarinta Qorshe Howleedka Istaraajiyadda Xalka Waara ee Dowladd Gobaleedka Hirshabeelle iyada oo ay ka qayb galeen Wasaraadaha iyo hayโ€™adaha ay qusayso ee Dowlad Gobleedka Hirshabeelle iyo Xubno ka socday Xafiiska Xalka Waara ee Waaaradda Qorsheynta Qaranka oo gacan wayn ka geystay dar dargalinta tallaaboyinka wax looga qabanayo mushaakilaadka kala duwan ee keena masiibooyinka dabiiciga ah sida Abaaraha, Fatahaada iyo Masiibooyinka dabiiciga ah sidii wax looga qaban lahaa .

Related posts

Hoggaamiye Firdhiye oo habka fogaan-aragga uga qayb galay xuska sanad-guurada Maamulkaas

Hoggaamiye Firdhiye oo habka fogaan-aragga uga qayb galay xuska sanad-guurada Maamulkaas

August 3, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐ฐ๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐œ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ฅ๐š ๐œ๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐š๐œ๐š๐›๐ค๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐š๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐

August 2, 2026

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta ee Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cabdullaahi Maxamed Xasan ayaa yiri โ€œDeegaannada maamulka Hirshabeelle waxaa laga qabtay howl ballaaran oo wax ku ool ah, taas oo ah sidii xal loogu heli lahaa dhibaatooyinka kala duwan loo maarayn lahaa waxyaabaha keena barakaca iyo sidii loo garab istaagi lahaa dadka uu saameeyay barakaca ka dowlad gobaleed ahaan waxaan diyaarinay oo ah qorshe howleedka Istaraajiyadda xalka waara ee lagu xaliyo dhammaan dhibaatooyinka kor ku xusanโ€.

Marwo Sahra Cabdi Maxamed Agaasimaha Xafiiska Xalka Waara ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ayaa tilmaantay in dadaal dheer la galiyay diyaarinta Qorshe Howleedka 2021-2022 ee Istaraajiyada Xalka Waara ee Dowlad Gobaleedka Hirshabeele.

โ€œWaxaan ku faraxsan nahay maanta in aan soo dhammaynay qorshihii wax loogu qaban lahaa dadka barakacyaasha Hirshabeele, qorshahaasi oo loogu golleeyahay in loo helo mashaariic horumarineed, waxaan uga fadhinnaa Wasaaradda Qorsheynta Hirshabeele in ay u samayso wasaaradaha guddi hoosaadyo xiriiriye howlaha socda ee arrimahaan. Qofka barakaca ah waa inuu noqdaa qof wax ku ool ah oo isku filan, bulshada wax ku soo kordhiya si taasi u suurta gasho waa in loo u midoobo oo la iska kaashado si Xal Waara loo heloโ€. Agaasime Sahra

Tani waxaa ay qeyb ka tahay Qorshe Howleedyada Istaraajiyada Qaran ee Xalka Waara oo dhammaan Dowlad Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir laga samayn doona iyada oo Dowlad Gobaleedka Hirshabeele ay noqotay Maamulkii ugu horeeyay ee lala diyaariyo Qorshe Howleeedka Istaraajiyada Xalka Waara ee 2021-2022.

Previous Post

Golaha Wadatashiga Qaranka oo la kulmay Guddiyada Doorashooyinka โ€œSAWIRROโ€

Next Post

Taliyaha Ciidanka XDS oo Addis Ababa kula kulmay dhigiisa Ethiopia

Next Post
Taliyaha Ciidanka XDS oo Addis Ababa kula kulmay dhigiisa Ethiopia

Taliyaha Ciidanka XDS oo Addis Ababa kula kulmay dhigiisa Ethiopia

Hoggaamiye Firdhiye oo habka fogaan-aragga uga qayb galay xuska sanad-guurada Maamulkaas

Hoggaamiye Firdhiye oo habka fogaan-aragga uga qayb galay xuska sanad-guurada Maamulkaas

August 3, 2026
0

Hoggaamiyaha Waqooyi Bari ayaa habka fogaan-aragga uga qayb galay munaasabadda lagu xusay sanad-guurada maamulkaas oo lagu qabtay gobolka Minnesota ee...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐ฐ๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐œ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ฅ๐š ๐œ๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐š๐œ๐š๐›๐ค๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐š๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐ฐ๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐œ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ฅ๐š ๐œ๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐š๐œ๐š๐›๐ค๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐š๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐

August 2, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jumhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo safar shaqo u joogo magaalada Laasacaanood ee xarunta Waqooyi...

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

Laba-Xidigle Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS

August 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Laba-xidigle Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan u magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Magacaabistan...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ƒ๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง-๐ข๐ฌ-๐ฐ๐ž๐ฒ๐๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐…๐ฎ๐๐ฎ๐๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š (๐๐“๐…๐‚)

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Aqoon-is-weydaarsiga Istaraatiijiyadda iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In