Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaad ka Dowlad Goboleedka KGS ayaa Maanta Baydhabo Ka Furtey Shir Socon doono Mudo Labo Maalmood ah .

admin by admin
4 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaad ka Dowlad Goboleedka KGS ayaa Maanta Baydhabo Ka Furtey Shir Socon doono Mudo Labo Maalmood ah .
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan ayaa Loo qabtey iskuduwayaasha Wasaaradda ee Gobolada iyo Degmooyinka KGS , Waxaana Ka qeybgaley Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka KGS , Madaxda Hay’ada ACF oo Wasaaradda Kala Shaqeysa Horumarinta Adeegyada Caafimaad.

Waxaana Kulankan Looga Hadli Doonaa Waxqabadkii iyo Wadashaqeyntii Hay’adan iyo Wasaaradda Sidoo Kale Balaarinta Adeegyada Caafimaad iyo Qorshayaasha Sanadaha soosocda ayaa Lagu Falanqeyn doonaa Maalmaha Kulamadan ay socdaan .

Related posts

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

February 26, 2026
Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

February 26, 2026

Ugu Horeyn Waxaa Kulankan Kahadley Mohamed Abdi Haji oo Ka socdey Hay’ada ACF oo Ka qeybgalayaasha u sharaxay ujeedada Kulanka iyo Waxyaabaha Laga doodi doono .

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka KGS Osman Abdi Muuse oo Shirka furey ayaa Kahadley Muhiimada ay leedahay in la xoojiyo wadashaqeynta iyo in adeegyada caafimaad lagaarsiiyo gobolada iyo guud ahaan degmooyinka KGS .

Wasaaradda Caafimaadka KGS ayaa wad dadaalo ku aadan horumarinta adeegyada caafimaadka iyo sidii adeeg hufan oo cafimaad loo gaarsiin lahaa Dhamaan Degmooyinka Koonfur Galbeed.

Previous Post

Munaasabad loogu dabaal dagayey olalaha waxbarashada reer miyiga oo Dhuusomareeb lagu qabtay.

Next Post

Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Dowlad Gobaleedka Puntland oo  laga bilaabay qaadashada Tallaalka COVID-19.

Next Post
Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Dowlad Gobaleedka Puntland oo  laga bilaabay qaadashada Tallaalka COVID-19.

Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Dowlad Gobaleedka Puntland oo  laga bilaabay qaadashada Tallaalka COVID-19.

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

February 26, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u furmay Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka, kaas oo ay ka qeybgalayaan arday...

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

February 26, 2026
0

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Dowlad Goboleedka Galmudug, Sheekh Muxudiin Yuusuf Barre, ayaa ugu baaqay ganacsatada Soomaaliyeed inay si gaar ah sanadkan...

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In