Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Maanta Daahfurtay Kulanka Doorka ardayda Jaamacadaha iyo Macalimiintu ku leeyihiin Hirgelinta Hannaanka Dhab-u -Heshisiin Qaran “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Maanta Daahfurtay Kulanka Doorka ardayda Jaamacadaha iyo Macalimiintu ku leeyihiin Hirgelinta Hannaanka Dhab-u -Heshisiin Qaran “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib-u-heshisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Daahfurtay Kulanka Doorka ardayda Jaamacadaha iyo Macalimiintu ku leeyihiin Hirgelinta Hannaanka Dhab-u -Heshisiin Qaran.

Kulanka ayaa waxaa Daahfuray Agaasimaha Waaxda Dib-u-heshisiinta ee Wasaaradda Mudane Cabdiraxmaan Jabiin.Waxaana kasoo qayb galay Xubno ka socday Ardayda Jaamacadaha Dalka,Macalimiin ,Ururada Bulshada Rayidka iyo Mas’uuliyiin ka socotay Gobolka Banaadir.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026

Quburada u qaabilsan Wasaaradda Arrimaha Di-u-Heshisiinta iyo Macalimiin Jaamacadeed ayaa Halkaasi waxaa ay kasoo jeediyeen Warbixino ku saabsan Hannaanka Dhab-u-Heshisiinta Qaran.

Aqoon Yahan Garaad Malla  “Bahda Waxbarashada oo ah Macallimiiinta iyo Ardayda waa in ay qaataan qorshaha qaran ee hannaanka dhan u heshiinta, maadama ay markii horaba qayb ka ahaayeen diyaarinteeda, waa in ay diiradda saaraan sida ay ku bari karaan bulshada”ayuu yiri Aqoon Yahan Garaad Malla

Aqoon Yahan Shirwaac “Si loo gaaro Dhab u heshiisiin marka hore dadku waa in ay wanaajiyeen xariirka Kala dhaxeeyo Allah  Sumxaana Watacalaa oo ay isaga hishiis la noqdaan, markaa uu qofka heshiis la noqdaa bulshada inteeda kale” ayuu yiri Aqoon Yahan Shirwaac

Maryan Amiin  “Si dadka loo dareensiiyo ama ay u ogaadaan muhiimadda Dib-u-heshiisiinta waa in dadka la baraa Wadaniyadda, si gaar ah jiilka hadda soo karaya dhalinyarada iyadoo la adeegsanayaaa dhanka Waxbarashada” ayay tiri Maryan Amiin

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xallinta Khilaafaadka Dalka “SAWIRRO”

Next Post

Guddomiyaha Golaha Shacabka oo ka Tacsiyadeeyay Geerida Naxdinta Lahayd ee ku timid Kornayl Cabdi Aadan

Next Post
Guddomiyaha Golaha Shacabka oo ka Tacsiyadeeyay Geerida Naxdinta Lahayd ee ku timid Kornayl Cabdi Aadan

Guddomiyaha Golaha Shacabka oo ka Tacsiyadeeyay Geerida Naxdinta Lahayd ee ku timid Kornayl Cabdi Aadan

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In