Sunday, February 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka, Qatar iyo Turkiga oo ka wada shaqaynaya dib u furidda Garoonka diyaaradaha Kabul

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Mareykanka, Qatar iyo Turkiga oo ka wada shaqaynaya dib u furidda Garoonka diyaaradaha Kabul
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa sheegay in ay si dhow uga la shaqeynayaan xulafadiisa Turkiga iyo Qadar sidii dib loogu furi lahaa  garoonka diyaaradaha Kabul “Waxaan si dhow ula shaqeyneynaa saaxiibadeenna Qadar iyo Turkiga si aan gacan uga geysanno in garoonka diyaaradaha ee Kabul uu u shaqeeyo oo uu u shaqeeyo sida ugu dhaqsiyaha badan,” ayuu wariyeyaasha ku yiri xoghayaha Arrimaha dibadda  Mareykanka.

Blinken iyo Xoghayaha Difaaca Lloyd Austin ayaa lagu wadaa inay booqdaan beri dalka Qadar si ay boqortooyada ugaga mahadceliyaan dadaallada ay ka wadaan Afghanistan.

Related posts

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

February 1, 2026
Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

February 1, 2026

Saraakiisha sare ee maamulka Biden ayaa ka tagi doona Washington Axadda beri, si ay ula kulmaan hoggaamiyeyaasha Dooxa.

Previous Post

Naomi Osaka oo guuldaradii ugu ba’need kala kulantay ciyaarta Teniska

Next Post

Turkiga iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga amniga iyo difaaca

Next Post
Turkiga iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga amniga iyo difaaca

Turkiga iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga amniga iyo difaaca

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Hodan, ayaa xiray Mahad Maxamuud Xamarow (Garyaqaan), kaas oo lagu eedeeyay kicin...

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Howlgalka Seefta Aamusan ayaa suurta geliyay in Khawaarijta Al-shabaab looga saaro deegaanno badan muhiin oo ka tirsan gobollada Dalka....

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

Somalia Reaffirms Economic Diplomacy at India-Arab Summit

January 31, 2026
0

H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, today participated in the...

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

January 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay, ayaa maanta ka qeyb galay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In