Tuesday, July 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka oo dhagax dhigay wado Interlog la saarayo “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka oo dhagax dhigay wado Interlog la saarayo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane. Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar-Filish) oo ka jawaabaya cabashada wadayaasha Bajaajka iyo dadweynaha ayaa wado Interlog ah saaray Luuq ay maritaankiisa dhib ku qabeen Gaadiidka Bajaajka oo ka qeyb qaata koboca dhaqalaha dadweynaha Muqdisho.

Wadadan oo dhirirkeedu dhan yahay 30 Mitir oo u dhexeysa Masaajidka Madoow iyo Sayidka ee degmada Hawlwadaag waxaa durba soo dhaweeyey darawalada gaadiidka Bajaajka iyo dadweynaha, waxaana dhismaha fulliyey Agaasime ku xigeenka Waaxada Howlaha Farsamada ee Dowladda Hoose Mudane Bashiir Shoombe shuute.

Related posts

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka  Diblomaasiyadda

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadda

July 28, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

July 28, 2026

Previous Post

Xubno ka socda Guddiga doorashooyinka heer Federaal oo gaaray Jowhar

Next Post

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Shiinaha oo Ka qayb galay Shirka Maalinta Afrika

Next Post
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Shiinaha oo Ka qayb galay Shirka Maalinta Afrika

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Shiinaha oo Ka qayb galay Shirka Maalinta Afrika

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka  Diblomaasiyadda

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadda

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa kulan laba geesood ah...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta wadahadal dhinaca taleefanka...

Madaxweynaha JFS Oo Qaabilay Xubin Ka Tirsan Aqalka Golaha Wakiilada Mareykanka

Madaxweynaha JFS Oo Qaabilay Xubin Ka Tirsan Aqalka Golaha Wakiilada Mareykanka

July 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xildhibaan Darin LaHood oo ka tirsan...

Dowladaha Soomaaliya iyo Koonfur Suudaan oo Xoojinaya Iskaashiga  Diblomaasiyadda

Dowladaha Soomaaliya iyo Koonfur Suudaan oo Xoojinaya Iskaashiga Diblomaasiyadda

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan laba geesood ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In