Sunday, August 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kooxda Xuutiyiinta Yemen oo weerar gantaalo ah ku qaaday dalka Sacuudiga.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Kooxda Xuutiyiinta Yemen oo weerar gantaalo ah ku qaaday dalka Sacuudiga.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegtay in ay ka hortageen saddex gantaal oo lagu weeraray magaalooyinka Najran iyo Jazan ee kooofurta wadankaas.

Ma jirto koox sheegtay in ay ka dambeysay mas,uuliyadda gantaalada balse isbaheysiga uu horkacayo Sacuudiga ayaa weerarkaasi ku eedeeayay dowladda Iran oo taageerta maleeshiyadda Xuutiyiinta.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

August 29, 2026
Markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙 oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

Markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙 oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

August 29, 2026

Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa xustay in aan la ogeyn qasaaraha ka dhashay gantaaladaasi balse la doonayey in lagu bartilmaameedsado gobalka hodanka ku ah saliida oo ku dhaw xadka Yemen.

War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda gaashaandhiga ee Sacuudiga ayaa lagu sheegay in gantaalada oo laga hortagay ay dhaawacyo ka soo gaareen labo caruur ah.

Weerarkan ayaa yimid afar maalmood ka hor oo drones lagu xiray gantaalo lala bartilmaameedsaday garoonka diyaaradaha ee Abha halkaasoo ay ku dhaawacmeen sideed ruux.

Inta badan weeraradaasi ayaa waxaa qaaday maleeshiyadda Xuutiyiinta oo bartilmaameesada magaalooyin ku yaala wadanka Sacuudiga iyadoo sannadkii 2019 ay gantaalo ku dhufteen labo shirkadood oo ah kuwa saliida.

Previous Post

Taalibaan oo guulo ka sheegatay dagaalka dooxada Panjshir ee dalka Afghanistan

Next Post

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee dalka iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka oo heshiis wada gaaray.

Next Post
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee dalka iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka oo heshiis wada gaaray.

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee dalka iyo Ra'iisul Wasaare ku xigeenka oo heshiis wada gaaray.

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

August 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu...

Markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙 oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

Markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙 oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

August 29, 2026
0

Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙, oo burcad-badeeddu 17-kii...

Mudaneyaasha Aqalka Sare oo maanta akhrinta Koowaad marsiiyay laba Hindise-Sharciyeed

Mudaneyaasha Aqalka Sare oo maanta akhrinta Koowaad marsiiyay laba Hindise-Sharciyeed

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta akhrinta koowaad marsiiyay laba hindise-sharciyeed oo muhiim u ah...

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlay dhisidda kalsoonida iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In