Wednesday, June 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxwayne ku-xigeenka Jubbaland oo kulan la qaatay Wakiilka Soomaaliya u qaabilsan hay’adda Qaxootiga Adduunka  “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Madaxwayne ku-xigeenka Jubbaland oo kulan la qaatay Wakiilka Soomaaliya u qaabilsan hay’adda Qaxootiga Adduunka  “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

ku-simaha madaxwaynaha ahna Madaxwayne ku-xigeenka labaad ee Jubbaland Mudane Suldaan Cabdiqaadir Maxamuud, ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Jubbaland ku qaabilay Wafdi uu hoggaaminayay wakiilka Soomaaliya u qaabilsan hay’adda Qaxootiga Adduunka ee marka Magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaan UNHCR.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Hormarinta Dhaqaalaha ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Xuseen Xirsi Axmed ayaa ka mid ahaa Wasiiradii ka qayb-galay Shirkan looga hadlayey dadka laga soo celiyay Xeryaha Qaxootiga ee ku sugan Jubbaland.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026

Wakiilka UNHCR ee Soomaaliya Magatte Guisse ayaa ballan qaaday in uu wax badan ka badali doono Waxbarashada, Caafimaadka, is-dhexgalka iyo dhammaan adeegyada ay u baahanyihiin dadka laga soo celiyay xeryaha Qaxootiga iyo kuwa haddaba la qorsheynaayo in lagu soo celiyo Soomaaliya, Gaar ahaana Jubbaland.

Previous Post

Wasiirka Caafimaadka Koonfur Galbeed oo kulan la qaadatay hay’adda Save the Children  “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo baaq u diray beelaha walaalaha ah oo ku dagaalamay qeybo kamid ah Gobalka Hiiraan

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo baaq u diray beelaha walaalaha ah oo ku dagaalamay qeybo kamid ah Gobalka Hiiraan

Ra’iisul Wasaare Rooble oo baaq u diray beelaha walaalaha ah oo ku dagaalamay qeybo kamid ah Gobalka Hiiraan

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

June 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In