Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka Koonfur Galbeed oo kulan la qaadatay hay’adda Save the Children  “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka Koonfur Galbeed oo kulan la qaadatay hay’adda Save the Children  “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Cusmaan jiidow ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Mas’uuliyiin ka socdey hay’adda Save the Children .

Kulan ay wada qateen waxaa ay uga hadleen Xoojinta wada shaqeynta Hay’adda iyo Wasaaradda Caafimaadka. Sidii lootayeyn lahaa Adeegyada Caafimaad oo ay kawada shaqeeyaan .

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Waxaa sidoo kale kulanka  lagu falan-qeeyey waxa yaabihii u qab soomey Sanadadihii la soodhaafey . Qorshayaasha Sanadka soo socda . Caqabadaha xilligaan taagan iyo sidii looga Gudbi lahaa.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Cusmaan Jiidow ayaa si aad ah ugu mahadceliyey Hay’adda Save The Children sida ay ula shaqay say Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Muhiimada ay leedahay in la xoojiyo Wada Shaqeynta si Bulshada loo gaarsiiyo adeegyo Caafimaad oo tayeysan.

Previous Post

Saldhiga Booliiska Magaalada Dhuusamareeb oo xariga looga jaray Xafiiska cusub “SAWIRRO”

Next Post

Madaxwayne ku-xigeenka Jubbaland oo kulan la qaatay Wakiilka Soomaaliya u qaabilsan hay’adda Qaxootiga Adduunka  “SAWIRRO”

Next Post
Madaxwayne ku-xigeenka Jubbaland oo kulan la qaatay Wakiilka Soomaaliya u qaabilsan hay’adda Qaxootiga Adduunka  “SAWIRRO”

Madaxwayne ku-xigeenka Jubbaland oo kulan la qaatay Wakiilka Soomaaliya u qaabilsan hay’adda Qaxootiga Adduunka  "SAWIRRO"

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In