Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda UNDP ayaa ugu furtay Magaalada Gaalkacyo Tababar Qaar ka mida ardayda jaamacadda Gaalkacyo “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Hay’adda UNDP ayaa ugu furtay Magaalada Gaalkacyo Tababar Qaar ka mida ardayda jaamacadda Gaalkacyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkaan oo ay iska kaashanayaan taaba galintiisa Jaamacadda Gaalkacyo iyo hay’adda UNDP ayaa uga furmay Magaalada Gaalkacyo Qaar ka mida ardayda jaamacadda Gaalkacyo .

Tababarka oo socon doona muddo saddex maalmood ah isla markaana lagu baran doono arrimo la xariira kobcinta awooda bulshada,iyadoo loo marayo fahamka Federaalka iyo Xalinta khilaafaadka   waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin iyo Aqoonyahano Soomaaliyeed .

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Guddoomiyaha jaamacadda Gaalkacyo Injineer Muxyadiin Cabdullaahi Cabdi ayaa ugu horrey ka warbixiyay ujeedka laga leeyahay tababarkaan iyo bulshada loogu tala galay inay ka faa’iideeystaan.Prof Cabdulqaadir Maxamed Shirwac oo ka mid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed iyo aas aasayaashii jaamacadda Gaalkacyo ayaa  sheegay in tababarkaan wax weyn uu kusoo kordhin doono ka qeyb galayaasha .

Mudane Mubashar Maxamed Axmed oo ku hadlay Magaca hay’adda  African development trust ayaa isna madasha ka hadlay,iyadoona ugu danbeyn uu si rasmi ah tababarka u furay duqa dagmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Guddiga Doorashooyinka Beelaha Banaadiriga

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay qaar ka mid ah danjirayaasha Beesha Caalamka u fadhiya Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay qaar ka mid ah danjirayaasha Beesha Caalamka u fadhiya Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay qaar ka mid ah danjirayaasha Beesha Caalamka u fadhiya Soomaaliya "SAWIRRO"

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In