Saturday, August 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Biden oo beeniyay Warar laga faafiyay

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Biden oo beeniyay Warar laga faafiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden, ayaa beeniyay warar ay warbaahinta Caalamka qaarkood baahiyeen oo ku aadanaa in laga diiday codsi uu u diray Madaxweynaha dalka Shiinaha, kaasi oo ku saabsanaa kulan toos ah oo ay yeeshaan.

Warbaahinta caalamka qaarkood ayaaย  qoray in wadahadal dhinaca telfoonka oo dhax maray Madaxweyne Joi Biden iyo Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, ay isku fahmi waayeen in kulan toos ah yeeshaan uuna ka biyo diiday Jinping oo marka hore codsaday in Mareykanka uu wax ka bedello siyaasadiisa ku wajahan Shiinaha.

Related posts

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

August 7, 2026
Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

August 7, 2026

Madaxweyne Joi Biden oo Warfidiyeenka ayaa sheegay in warkaasi uusan jirin , waxa uuna hadalkiisa kusoo koobay โ€ run maahan warkaasiโ€

La-taliyaha amniga qaranka ee Madaxweynaha Mareykanka Jake Sullivan, ayaa dhankiisa beeniyay warka laga faafiyay wadahadalka dhinaca telfoonka ah ee dhax maray Madaxda dalalka Mareykanka iyo Shiinaha.

Wadahadalka khadka telefoonka ee Biden iyo Xi ayaa ahaa kii ugu horreeyey muddo toddobo bilood ah, waxayna ka wadahadleen baahida loo qabo in la hubiyo in tartanka u dhexeeya labada dal ee ugu dhaqaalaha badan adduunka aanu u weecan isku dhac.

Dowlada Shiinaha ayaana wax war ah kasoo saarin warkan la baahiyay ee ku aadan in Madaxweyne Xi Jinping ka biyo diiday in kulan fool ka fool ah la qaato dhigiisa dalka Mareykanka Joi Biden.

Previous Post

Tuugo dadka baad kaga Qaadi jirtay ย magaca Argagixisada Al-Shabaab oo

Next Post

Ciidamada Amaanka oo howlgallo ka sameeyay magaalada Baydhabo

Next Post
Ciidamada Amaanka oo howlgallo ka sameeyay magaalada Baydhabo

Ciidamada Amaanka oo howlgallo ka sameeyay magaalada Baydhabo

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

August 7, 2026
0

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ธ๐—ต๐— ๐˜‚๐—ธ๐—ต๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฅ๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐—ผ๐˜„๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hayโ€™adda Awqaafta...

Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

August 7, 2026
0

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka...

Xuseen Dhegaweyne oo shaaciyay inuu yahay musharaxa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

Xuseen Dhegaweyne oo shaaciyay inuu yahay musharaxa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

August 6, 2026
0

Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐š๐ฑ ๐›๐š๐๐ž๐ฅ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฑ๐ฎ๐›๐ง๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐ค๐ฎ ๐ข๐ฆ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ž๐ž ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐†๐š๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š

Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In