Friday, September 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka Puntland oo maanta hor tagay Guddiga Joogtada ah ee Barlamaanka  “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka Puntland oo maanta hor tagay Guddiga Joogtada ah ee Barlamaanka  “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dawlad Gobaleedka Puntland Dr Jamac Farax Xasan oo ay weheliyeen qaar kamid ah Agaasimayaasha waaxyaha ayaa maanta hor tagay guddiga joogtada ah ee Barlamaanka Puntland.

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibril oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Wakiillada Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa shir-guddoomiyey fadhiga 2-aad ee Guddiga Joogtada ah.

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

Wasiirka ayaa ugu horreyn waxa uu Guddiga uga warbixiyey xaaladda guud ee Caabuqa COVID-19 ee Puntland, sida Wasaaradda ula tacaashay, dadaalada socda iyo caqabadaha jira, waxaa uu xusay inay wadaan wacyigelinta bulshada si kor loogu qaado bed qabka Caafimaadka shacabka Puntland.

Ololaha tallaalka oo markii saddexaad ka socda ilaa 63 goobood oo ku kala yaala dhammaan deegaanada Puntland.

Guddiga joogtada ayaa su’aalo ka weydiiyey Caqabadaha, wax-yaabaha u qabsoomay Wasaaradda iyo weliba baahiya deg-dega ah ee jira, iyadoo Guddigu soo jeediyey in la sii wado wacyigelinta COVID-19 islamarkaana bulshada loo sheego muhiimadda uu leeyahay qaadashada tallaalka COVD-19.

Previous Post

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS oo kulan la yeeshay Safiirka Cusub ee Midowga Yurub

Next Post

Waaxda Howlaha Guud ee Gobolka Banaadir oo bilaabay dib u habaynta bulaacadaha “SAWIRRO”

Next Post
Waaxda Howlaha Guud ee Gobolka Banaadir oo bilaabay dib u habaynta bulaacadaha  “SAWIRRO”

Waaxda Howlaha Guud ee Gobolka Banaadir oo bilaabay dib u habaynta bulaacadaha "SAWIRRO"

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In