Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Caalamka oo maanta u dabaal-degaya xuska maalinta Nabadda

admin by admin
4 years ago
in Wararka
0
Caalamka oo maanta u dabaal-degaya xuska maalinta Nabadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

21-ka Sebtember ee Sannad kasta waxaa caalamka laga xusaa munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda ka dib markii Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey ay ku dhawaaqday in maalintaasi ay tahay maalin u baahan xoojinta fikradaha kala duwan ee ka hadlaya nabadda.

Ujeedada maalinta caalamiga ah ee nabadda ayaa ah in la dhiirigeliyo hal abuurka iyo fikirka dadka iyo  sidii qof walba looga caawin lahaa soo kabsada,adkeysiga iyo sidii dunida loogu baddali lahaa mid Ilaalisa caddaaladda iyo sinnaanta.

Related posts

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026

Iyadoo la tixraacayo codsigii Xoghayaha Guud , Golaha Ammaanku waxay si wada jir ah u meel mariyey qaraar ku baaqaya Dowladaha Xubnaha ka ah inay taageeraan “hakadda ,isla markaana la joojiyo cuqdadda, takoorka, iyo nacaybka .

Waa muhiin in la helo xabbad joojin loo adeegsado colaadaha maxalliga ah, si loo hubiyo in dadka ay helaan marinno nabdoon oo ay ku gaari karaan Goobaha caafimaadka iyo meelaha kale ee ay u baahan yihiin.

Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda waxaa la aasaasay 1981 hasa yeeshee,Labaatan sano ka dib sannadkii 2001, Golaha Guud ayaa si wadajir ah ugu codeeyay in Maalinta loo asteeyo inay tahay xilli aysan jirin rabshado oo la fuliyo hab xabbad joojin ah.

Previous Post

Afgembi dhicisoobay oo ka dhacay dalka Suudaan

Next Post

AMISOM iyo saraakiisha booliska ee deegaanada K/Galbeed oo ka shiray amniga doorashooyinka

Next Post
AMISOM iyo saraakiisha booliska ee deegaanada K/Galbeed oo ka shiray amniga doorashooyinka

AMISOM iyo saraakiisha booliska ee deegaanada K/Galbeed oo ka shiray amniga doorashooyinka

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda...

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In