Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kursiga labaad ee xubnaha Aqalka Sare ee gobolada Waqooyi oo goordhow la doortay

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Kursiga labaad ee xubnaha Aqalka Sare ee gobolada Waqooyi oo goordhow la doortay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyada oo ay wali teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho ka socota doorashada xubnaha Aqalka Sare ee gobolada Waqooyi, ayaa goordhaw waxaa la doortay kursigii labaad.

Kursiga labaad ee doorashad ayaa waxaa ku tartamay Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaliya Saalax Axmed Jaamac iyo Gudoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare Ibrahim Iidle Suleymaan, waxana kusoo baxay Saalax Axmed Jaamac.

Related posts

Degmada Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka bisha Ramadaan

Degmada Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka bisha Ramadaan

February 24, 2026
Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026

Wasiirka Dastuurka Soomaliya Saalax Axmed Jaamac oo kursiga Aqalka Sare ku guleystay ayaa waxaa uu helay 29 Cod halka Gudoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare Ibrahim Iidle Suleymaan uu helay 12.

Sida uu qorshaha yahay waxaa halkeeda ka sii socon doonta doorashada Kuraasta xigta ee Aqalka Sare ku matali doona gobolada Waqooyi.

Previous Post

The outgoing senate speaker reelected today

Next Post

Ku dhawaad 25 ruux oo ku geeriyootay xabsi ku yaalla  Ecuador

Next Post
Ku dhawaad 25 ruux oo ku geeriyootay xabsi ku yaalla  Ecuador

Ku dhawaad 25 ruux oo ku geeriyootay xabsi ku yaalla  Ecuador

Degmada Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka bisha Ramadaan

Degmada Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka bisha Ramadaan

February 24, 2026
0

Degmada Dhahar oo ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib markii 10...

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo diirran u diraysaa Boqor Hassanal Bolkiah, Dowladda iyo shacabka Brunei Darussalam munaasabadda Maalintooda Qaranka. Soomaaliya...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Somalia Congratulates Brunei on National Day

February 23, 2026
0

The Federal Republic of Somalia extends its warmest congratulations to His Majesty Sultan Haji Hassanal Bolkiah, the Government, and the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In