Wednesday, July 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maalinta dhimirka Aduunka oo Muqdisho laga xusay

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Maalinta dhimirka Aduunka oo Muqdisho laga xusay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

July 14, 2026
Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

July 14, 2026

Munaasbadda Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Dhimirka Adduunka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Kulankan ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirka Caafimaadka Drs Fawziya Abiikar Nuur, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dr Cabdinasir Mukhtar Ibrahim,  Senator Dr Dufle, Agaasimaha Wasraadda Dhalinyaradda,  Agaasimaha Waxaad Caafimaadka Maamulka Gobolka Banaadir,  xoghayaha Joogtada ee Xafiiska Ra, iisul Wasaaraha,  Guddoomiyaha Culimada Soomaaliyeed, Guddoomiyaha xarunta Dhimirka Dr Xabeeb,  Madaxda ururada Caafimaadka,dhaqaatiirta Soomaaliyeed, iyo Hay’addaha Caalamiga ah ee taageera Caafimaadka Soomaaliya iyo Bulshadda rayidka.

Waxaa munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Dhimirka sanadkan diirada lagu saaray dhibaatooyinka keena xanuun ku dhaca Caafimaadka Dhimirka iyo sida ugu macquulsan ee loo yarayn karo waxyeelada keeno dhibaatada Caafimaadka Dhimirka.

Maanta oo ay ku asteysan tahay 10 October, waxay ku beegan tahay maalinta dhimirka adduunka, sanad walbana maanta oo  kale waa laga xusaa guud ahaan dalalka caalamka ku yaalla.

Previous Post

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo gaaray Magaalada Hague

Next Post

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo gaaray Dalka Serbia “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo gaaray Dalka Serbia “SAWIRRO”

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo gaaray Dalka Serbia "SAWIRRO"

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

July 14, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya (Somalia Development...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

July 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa uga mahadceliyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe), oo ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Minister of Foreign Affairs Pays Condolence Visit to the Embassy of Qatar

July 14, 2026
0

H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, paid a condolence visit to the Embassy of the State...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

July 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqasho tacsi ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In