Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay dardargalinta shaqada Wasaaradda Gaadiidka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay dardargalinta shaqada Wasaaradda Gaadiidka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Maamulka iyo Maliyadda ahna Ku-simaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khadar Cabdulaahi Aadan ayaa maanta shir gudoomiyey Shirka totobaadlaha ahaa ee Wasaaradda, waxaana ka soo qaybgalay Agasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda, iyadoona diiradda lagu saaray dar-dar galinta shaqada iyo wax iska waydiinta adeegyada ay Wasaaradu u qabato Shacabka

Kulanka ayaa inta uu socday waxaa la soo jeediyey in lalaba jibaaro Shaqada Iyo hirgalin’teeda waxaana la isla qaatay hadii ay jiraan caqabado in si dhakh’saha loo xaliyo

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Ugu dambayn ku simaha Agaasimaha Guud ahna Agasimaha Maamulka Iyo Maaliyadda mudane Khadar Cabdulaahi Aadan ayaa kormeeray dhamaan xafiisyada Wasaaradda, waxana uu la kulmay qaar ka mid ah Bulshadii loo adeegayey, isagoo su’aalayey habka Loogu adeegay sida ay ugu qanceen iyo hadii ay jirto tabashooyin ay qabaan.

Wasaaradda ayaa wadda mudooyinkan dambe dadaalo lagu horumarinayo dhamaan Habsami u socodka Shaqada Wasaaradda Waxyaheeda kala duwan

Previous Post

Cayaartooyda Degmooyinka Wadajir iyo Deyniile oo si wada jir ah u wada badiyay tartanka kubbadda Gacanta “SAWIRRO”

Next Post

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo rajo wanaagsan ka muujiyay go’aanka Maxkamadda Caddaaladda Adduunka

Next Post
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo rajo wanaagsan ka muujiyay go’aanka Maxkamadda Caddaaladda Adduunka

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo rajo wanaagsan ka muujiyay go'aanka Maxkamadda Caddaaladda Adduunka

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In