Friday, April 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Maqaallo

‘Maalmo ayey meydka Hooyadood la jiifeen’ Markii laga waayay dugsiga!

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Maqaallo
0
‘Maalmo ayey meydka Hooyadood la jiifeen’ Markii laga waayay dugsiga!
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

 

Related posts

Warbixin: Xubinimada EAC waxay Soomaaliya iyo Gobalkaba u horseedi doontaa waa cusub oo Rajo, Xasilooni iyo Barwaaqo

Warbixin: Xubinimada EAC waxay Soomaaliya iyo Gobalkaba u horseedi doontaa waa cusub oo Rajo, Xasilooni iyo Barwaaqo

November 13, 2023
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Muqdisho kula kulmay Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Muqdisho kula kulmay Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya

December 29, 2022

Laba gabdhood oo walaalo ah, oo 5jir iyo 7 jir ah ayaa waxa ay dhowr maalin waxa ay guriga la jiifanayeen hooyadood oo meyd ah magaalo ku taala waqooyi-galbeed ee dalka faransiiska

Haweeney xeer ilaaliye ka aheyd magaaladaas ayaa waxa ay sheegtay in Boliisku raadiyeen labada gabdhood markii iskuulku sheegay in dhowr maalin gabdhahaas iyo waalidkoodba aan war laga heyn. Waxana Boliisku sheegeen in ay la yaabeen markii labada gabdhood ay Boliiska u sheegeen in ay shanqartqa yareeyaan, maadaama ay hooyadood hurdeyso!

Hase yeeshee, Boliisku waxa ay ku adkeysteen in ay galaan guriga. Waxa ayna ka heleen guriga hooyadii caruurtaan oo meyd ah, Boliisku ayaa sheegay in hooyadaan geeriyootay ay 1990 dhalatay, waxa ayna ka soo jeeday dalka Ivory Coast.

Waxa ayna buliisku baaritaan kadib caddeeyeen in haweeneydaani si caadi ah u dhimatay, Sid ay sheegtay wakaalada wararka ee faransiiska, labada gabdhood ayaa waxaa loo qaaday isbitaal lagula tacaalayo xaaladooda maskaxeed, maadaama ay dhaqaatiirtu cabsi ka muujiyeen in arintaasi caruurta gaarsiin karto jug maskaxeed.

Boliisku ma aaney caddeyn inta maalmood ee labada gabdhood ay meydka hooyadood la jiifanayeen guriga. Hase ahaatee, haweeneyda xeer ilaaliyaha ka ah magaaladaas, ayaa sida ay daabacday jariidadda Dail Mail, waxa ay sheegtay in aysan jirin wax dambi ah oo ay heleen, labada gabdhoodna la soo saari doono maalmo kadib.

 

Previous Post

Wasiiradda Arrimaha Dibedda dalalka Iran iyo Shiinaha oo ka wada hadlay heshiiska Nuclearka Iran

Next Post

Madaxweynaha Turkiga oo booqasho ku maraya dalal ka tirsan Afrika “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Turkiga oo booqasho ku maraya dalal ka tirsan Afrika “SAWIRRO”

Madaxweynaha Turkiga oo booqasho ku maraya dalal ka tirsan Afrika "SAWIRRO"

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026
0

Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

April 17, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka...

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

April 17, 2026
0

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane...

Kulanka Ciidanka Boliiska oo looga hadlay amniga iyo qodobbo kale oo muhiim ah

Kulanka Ciidanka Boliiska oo looga hadlay amniga iyo qodobbo kale oo muhiim ah

April 17, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cismaan C/Laahi ayaa shirguddoomiyay kulan todobaadle ah oo loo qabtay saraakiisha  hoggaanada ciidanka Boliiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In