Friday, February 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Maqaallo

Macalimad fasax ku qaadatay in ay gurigeeda karantiil ku tahay oo ardaydii muuqaallo ka soo duubeen iyada oo dalxiis u socota!

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Maqaallo
0
Macalimad fasax ku qaadatay in ay gurigeeda karantiil ku tahay oo ardaydii muuqaallo ka soo duubeen iyada oo dalxiis u socota!
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Macalimad fasax ku qaadatay in ay gurigeeda karantiil ku tahay oo ardaydii muuqaallo ka soo duubeen iyada oo dalxiis u socota!

Miss. Reid, ayaa maamulka iskuulka u sheegtay in ay la kulantay qof qaba COVID-19, sidaasna uu maamulkii iskuulku ku ogolaaday in ay karantiil ku qaadato gurigeeda. Madaama loo cabsadday ardaydda oo ku dhowaad 1000 arday ah, iyo shaqaalaha oo 170 kor u dhaafaya.

Related posts

Warbixin: Xubinimada EAC waxay Soomaaliya iyo Gobalkaba u horseedi doontaa waa cusub oo Rajo, Xasilooni iyo Barwaaqo

Warbixin: Xubinimada EAC waxay Soomaaliya iyo Gobalkaba u horseedi doontaa waa cusub oo Rajo, Xasilooni iyo Barwaaqo

November 13, 2023
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Muqdisho kula kulmay Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Muqdisho kula kulmay Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya

December 29, 2022

Hase ahaatee, sawiro iyo muuqaalo ay ka qaaday gabar ardaydeeda ka mid ah, ayaa fashiliyey beentii macalimada, Kadib markii baraha bulshada lagu shaaciyey.

Gabadhan ardayadda ah, ayaa waxa ay muuqaalada ka duubtay macalimadda , xilli ay ku wada jireen saf ay ku sugayeen diyaaradihii ay raaci lahaayeen. Inkasta oo macalimada iyo gabadhu aaney isku diyaarad aheyn, hadana, labada diyaaradood waxa ay u wada socdeen dalka Turkiga.

Mid ka mid ah, waalidiinta Ardaydda oo ka aragti dhiibanayey sawirada ayaa, macalimadda ku eedeeyey in ay iska dalxiiseyso ayada oo fasax been ah qaadaneysa, halka caruurta lagu ciqaabo, hadii ay xanuun u maqnaadaan.

Macallimadan ayaa waxaa ku socda baaris, inkasta oo ay iyadu diidan tahay  in ay dalxiis aaday.

Previous Post

Shirka Cimilada Adduunka oo ka furmay Glasgow

Next Post

Macalimad fasax ku qaadatay in ay gurigeeda karantiil ku tahay oo ardaydii muuqaallo ka soo duubeen iyada oo dalxiis u socota!

Next Post
Macalimad fasax ku qaadatay in ay gurigeeda karantiil ku tahay oo ardaydii muuqaallo ka soo duubeen iyada oo dalxiis u socota!

Macalimad fasax ku qaadatay in ay gurigeeda karantiil ku tahay oo ardaydii muuqaallo ka soo duubeen iyada oo dalxiis u socota!

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr ah oo...

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

February 27, 2026
0

Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga “Horumarka Soomaaliya”, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Afur heer...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In