Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Mareykanka oo muwaadiniintiisa iyo shaqaalaha u shaqeeya ka daad gureynaya Ethiopia

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Caalamka
0
Dawladda Mareykanka ayaa qiratey in Ciidamadoodu ay Duqeeyeen Isbitaalka Kunduz ,Afgaanistaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War-saxaafadeed ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ee Ethiopia ayaa lagu sheegay in si tabarucaad ah loo qaadayo muwaadiniintooda iyo qaar ka mid ah shaqaalaha u shaqeeya ee ku sugan gudaha Ethiopia, maadaama ay sii adkaatay xaaladda Nabadgelyo ee dalka Ethiopia oo ay ka socdaan dagaalo adag,.Go’aanka deg deg ah ee lagu daad gureynayo muwaadiniinta Mareykanka ee ku sugan Ethiopia ayaa yimid Arbacadii aynu ka soo gudubnay kadib markii Safaaradda ay walaac xoogan ka muujisay dagaallada ka socda dalka Ethiopia oo ku sii baahiy magaalooyion badan dalka Ethiopia ka mid ah.

“Waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka waxay si mutadawacnimo ah u qaadeysaa shaqaalaha u shaqeeya Hay’adaha Mareynka iyo qoysaskooda in la geynayo dalka Mareykanka, maadaama ay xasilooni darro ka jirto Ethiopia, isla markaana laga cabsi qabo in xaaladda amaan ay sii xumaato”. Ayaa lagu yiri bayaanka ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ee Ethiopia.

Related posts

KULANKA XOGHAYAASHA BAARLAMAANKA CARABTA OO TAAGEERAY MADAX BANAANIDA DHULEED EE JAHMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA.

KULANKA XOGHAYAASHA BAARLAMAANKA CARABTA OO TAAGEERAY MADAX BANAANIDA DHULEED EE JAHMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA.

January 13, 2024
Cabdiqaasim Salaad Xasan ”Somaliland waa gobol ka mid ah Soomaaliya heshiisna lama gali karo dal sida Ethiopia“.

Cabdiqaasim Salaad Xasan ”Somaliland waa gobol ka mid ah Soomaaliya heshiisna lama gali karo dal sida Ethiopia“.

January 12, 2024

Talaadadii la soo dhaafayay ayay ahayd markii dowladda Ethiopia ay xaalad deg deg ah ku soo rogtay dalka.

Previous Post

Somalia expels senior AU envoy

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qado sharaf u sameeyay guddoomiyeyaasha dowlad goboleedyada

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qado sharaf u sameeyay guddoomiyeyaasha dowlad goboleedyada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qado sharaf u sameeyay guddoomiyeyaasha dowlad goboleedyada

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In