Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Afrika

In ka badan 100 Xuutiyiin ah oo lagu dilay magaalada Marib ee dalka Yemen

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Afrika, Caalamka, Wararka
0
In ka badan 100 Xuutiyiin ah oo lagu dilay magaalada Marib ee dalka Yemen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

24-kii saac ee la soo dhaafay ayaa dagaalo xoogan iyo duqeymo ka dhacay magaalada Marib lagu dilay 115 ka tirsan xuutiyiinta ka dagaalanta dalka Yemen sida ay shaacisay Warbaahinta dalka Boqortooyada Sacuudiga.

“14 ka mid ah gaadiidka dagaalka ayaa la bur buriyay, halka 115 ka mid ah kooxda Xuutiyiinta lagu dilay weerarka 24-kii saac ee la soo dhaafay duqeymo ka dhacay degmada Sirwah, ee magaalada Marib ee Waqooyiga Gobolka Al-Jawf”. Ayaa lagu sheegay bayaan ka soo baxay boqortooyada Sacuudiga.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Xulufada Carabta ee taageeraya Dowladda Yemen ayaa weeraro xagga cirka ah oo ay ka geysteen dalkaasi saddexdii todobaad ee la soo dhaafay ku dilay 2, 600.

Dagaalka Yemen oo bilowday 2014-kii kadib markii kooxda Xuutiyiinta ay qabsadeen magaalada caasimadda ah ee Sanca, ayaa waxaa lagu guuleystay in dalalka Carabta oo ay horkaceyso Sacuudiga gacan ka geysteen inay taageeraan dowladda oo suurta gelisay in meelo badan laga qabsado Xuutiyiinta.

Kumaan dad ah ayaa ku nafwaayay colaadda, halka malaayiin kale oo dad ah ay ku barakaceen dagaalada ka socda Yemen sida ay shaacisay Qaramada Midoobay.

Previous Post

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo ka hadlay walaaca ku saabsan xaaladda deg degga ah ee dalka Itoobiya

Next Post

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS waxay xayeysiineysaa shaqada Shan Boos

Next Post
Wasaaradda Waxbarashada Galmudug  oo dib u dhagax dhigtay mid kamid ah dugsiyadii ku burburay dagaaladii sokeeye

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS waxay xayeysiineysaa shaqada Shan Boos

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In