Thursday, August 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dad ku geeriyooday qarax ka dhashay Booyad shidaal oo ka dhacay Sierra Leone

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Dad ku geeriyooday qarax ka dhashay Booyad shidaal oo ka dhacay Sierra Leone
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Booyad sidday shidaal ayaa ku qaraxday galinkii danbe ee shalay magaalada Freetown ee dalka Sierra Leone,  halkaas oo uu ka dhashay khasaare isugu jira Naf iyo Maal.

Sawirro lagu baahiyay baraha bulshada ee Internet-ka ayaa muujinaya dad daadsan hareeraha waddooyinka magaalada Freetown, kuwaa oo ku gubtay dab ka dhashay Booyadii qaraxday.

Related posts

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

August 5, 2026

“Muqaalada iyo sawirrada lagu faafinayo baraha bulshada waa kuwo argagax leh ” ayay tiri Yvonne Aki Sauer, duqa magaalada Freetown.

Wararka isa soo taraya ayaa sheegaya in halkaas ay ku naf wayeen dad gaaraya 100 qof, dad intaa ka badana ay dhaawacyo kala duwan soo gareen.

Waxaa jira war kale oo sheegaya in qaraxa ka dib, ay isku dhaceen tiro gawaari xamuul ah, kuwaa oo dadkii saarnaa ay waxyeello soo gaartay.

Ilaa hadda lama oga inta uu la egyahay khasaaraha uu sababay qaraxan, waxaana goobtii uu qaraxa ka dhacay isgu gadaamay ciidamada Booliska oo ku howlan sidii ay u caawin lahaayeen mas’uuliyiinta maareynta musiibooyinka Sierra Leone.

Previous Post

Xukun lagu riday dad ku howlanaa ka ganacsiga khamriga

Next Post

Baxsadka Horjoogayaasha Al-Shabaab oo isa soo taraya

Next Post
Baxsadka Horjoogayaasha Al-Shabaab oo isa soo taraya

Baxsadka Horjoogayaasha Al-Shabaab oo isa soo taraya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
0

Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka 

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

August 5, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

August 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

August 5, 2026
0

Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In