Sunday, October 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Iran oo sharuud ku xirtay wada-hadallada Mareykanka

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Iran oo sharuud ku xirtay wada-hadallada Mareykanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

Iran ayaa Isniintii dalbatay in dowladda Mareykanka ay siiso damaanad qaad la xiriira inaysan ka bixi doonin heshiiska Nukliyeerka 2015, haddii ay guuleystaan wada-hadallada dib loogu soo nooleynayo heshiiska.

Wada-hadallo aan toos aheyn oo u dhaxeeya Iran iyo Mareykanka, oo hakad uu ku yimid bishii June kadib doorashadii madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi, ayaa lagu wadaa inay 29-ka November dib uga billowdaan Vienna, si loo helo hab dib loogu dhaqan-gelin karo heshiiska.

Heshiiska ayaa baabaโ€™ay 2018, markii madaxweynihii hore ee Iran Donald Trump uu ka baxay islamarkaana dib usoo rogay cunaqabateenadii laga qaaday Iran, taasi oo horseeday in Tehran ay jebiso xadidaaddii la saary kobcinta macdanteeda uranium-ka.

โ€œDowladda Mareykanka waa inay muujisaa inay awooddo inay damaanad qaado inaysan mar kale heshiiska ka bixi doonin, hadidi wada-hadallada dib loogu soo nooleynayo ay guuleystaan,โ€ waxaa sidaas yiri afhayeenka wasaaradda arrimaha dibedda Iran Saeed Khatibzadeh oo shir jaraaโ€™id qabtay.

Waxa uu sidoo kale dalbaday in Washington ay hanaan la xaqiijin karo ku qaado dhammaan cunaqabateenada ay saartay Iran, islamarkaana โ€œay qirato qaladkii ay heshiiska ku jebisay.โ€

Diblomaasi reer galbeed ayaa u sheegay wakaaladda wararka Reuters in haddii Iran ay dalbaneyso damaanad qaad iyo in laga qaado dhammaan xayiraadaha, aysan markaas dhab ka aheyn wada-hadallada.

Khatibzadeh ayaa sheegay in Ali Bagheri Kani, oo ah wada-xaajoodaha Nukliyeerka Iran, uu toddobaadkan u safri doono saddexda caasimadood ee dalalka Yurub ee qeybta ka ah heshiiska Nukliyeerka.

Previous Post

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay danjiraha Dalka Filand.

Next Post

Wafdi uu hogaaminaayo Wakiilka QM oo gaaray Baydhabo

Next Post
Wafdi uu hogaaminaayo Wakiilka QM oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hogaaminaayo Wakiilka QM oo gaaray Baydhabo

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In