Howlgal qorsheeysan oo ay si wada jir ah u fuliyeen ururka 5aad guutada 16 ee kumaandosta danab Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad gobaleedka Jubbaland ee Nabadsugida iyo Daraawiishta.
Deegaannada ay ciidanku hawlgalka ka fuliyeen ayaa dhaca galbeedka magaalada Kismaayo waxayna kala ahaayeen Labi_Kus, Qudus Iyo Yaaq_Dabeeyl Iyo Dharkeeyn.
Howlgalku intuu socday waxay ciidanku ku bur buriyeen goobo ay nabadiidku baad kaga qaadaan shacabka iyo meel ay kutaalay Maxkamad beeneed, Ciidanka ayaa gaarsiiyay Aragagixisada arxanka daran ee Al shabaab khaseere baahsan.
Ciidanka kumaandaaska danab ee Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa shacabka ku dhaqan tuulooyinkan u saameeyay kaalmo kala duwan.