Monday, June 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Haween bartay cunta karin oo tababar loogu soo xiray caabudwaaq

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Haween bartay cunta karin oo tababar loogu soo xiray caabudwaaq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

25 haween ah oo tababar cunta karin loogu soo xiray caabudwaaq ayaa la guddoonsiiyay lacag iyo maacuun ay shaqa abuur ku samaystaan.

Xarunt Waxbarashada Nabada iyo hormarinta ee Gaalkacyo oo gacan ka helaysa Hay’adda UNHCR ayaa  Caabudwaaq tababar la xariira cunta karinta oo socday mudo lix bilood ah maanta ugu soo xirtay 25 gabdhood oo laga soo kala xulay xeryaha ay ku jiraan dadka Barakacayasha ah ee  danta yar.

Related posts

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026

Gabdhahaan ayaa madasha loogu soo xirayay tababarka waxaa ka qayb galay Mas’uuliyiin ka socday Maamulka Degmada, Wasaaradda Haweenka Galmudug, waalidiin iyo mas’uuliyiin kale waxaa lagu guddoonsiiyay madasha loogi soo xirayay Tababarkan 25  gabdhood Shahaado muujinaysa xirfada ay barteen, Qalabkii cunto karinta  iyo lacag Shan boqon oo doolar ah si ay shaqa abuur ugu samaystaan dhamantood.

Qaar kamid ah gabdhaha bartay xirfadan iyo, waalidiin oo ka hadalay madasha ayaa oga mahadceshay Xarunt Waxbarashada Nabada iyo hormarinta ee Gaalkacyo aqoonta hal abuurka wadata iyo dhaqaalaha.

Faaduma Baarcad oo ka socotay Xarunta Waxbarashada Nabada iyo hormarinta ee Gaalkacyo ee Tababarka bixisay iyo Ikraan Cali Aadan oo kamid aheed Waalidiinta oo ka socotay Wasaaradda haweenka iyo xuququl insaanka ayaa la dardaarmay Gabdhaha.

Guddoomiye ku xigeenka Degmada Mudane liibaan Cabdi Cali  ayaa u mahadceshay Xarunt Waxbarashada Nabada iyo hormarinta ee Gaalkacyo waxuuna ugu baaqay gabdhaha la baray xirfada inay ku shaqaystaan xirfadooda.

Previous Post

Qarax miino loo adeegsaday oo kadhacay Degmada Bardaale

Next Post

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo bogaadiyay bilaabashada kuraasta Golaha Shacabka

Next Post
Jadwalka doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Somaliland oo la shaaciyey

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo bogaadiyay bilaabashada kuraasta Golaha Shacabka

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka...

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In