Thursday, August 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xukuumadda iyo Ciidamada Suudaan oo gaaray heshiis siyaasi ah

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Xukuumadda iyo Ciidamada Suudaan oo gaaray heshiis siyaasi ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha guud ee ciidanka dalka Suudaan, Cabdifataax Al-Burhan iyo ra’iisal wasaarihii la afgenbiyay Cabdallah Xaamduuk ayaa maanta heshiis ka gaaray dhibaatadii ka dhalatay afgenbigii dalkaas ka dhacay 25-kii bishii hore.

Heshiiskaan ayaa yimid kadib markii shacabka Suudaan sameeyen bannaan baxyo looga soo jeedo go’aanka ciidamada iyo sidoo kale cadaadiska beesha caalamka oo kasoo horjeesatay afgenbiga ciidamada.

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026

Heshiiskan oo ay goob-joog ka ahaayeen madax kala duwan oo isugu jirta militariga iyo siyaasiyinta dalkaas ayaa ka koobnaa 14 qodob oo ay ugu muhiimsanaayeen in laga laabto go’aankii ay ciidamadu xilka uga qaadeeen ra’iisal wasaare Xamduuk iyo in lasii daayo dhammaan madaxdii iyo siyaasiyiinti la xiray maalmihii lasoo dhaafay.

Qodobada la kala saxiixday, waxaa kale oo ka mid ah in baaritaan lagu sameeyo dadkii la dilay intii bannaan baxyadu ka socden dalkaas lana maxkamadeeyo mas’uuliyiintii ka danbeeyay dilkooda.
Labada dhinac ayaa ballan qaaday inay ka wada shaqayn doonaan dhamaystirka hannaanka dimuqraadiyadda iyo in Suudaan la gaarsiiyo doorasho xor ah oo nabad ah.

Previous Post

Ra’iisal wasaarihii la afgenbiyay ee Suudaan oo la sii daayay

Next Post

Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee Gollaha Shacabka oo Dhuusamareeb lagu soodhaweeyay

Next Post
Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee Gollaha Shacabka oo Dhuusamareeb lagu soodhaweeyay

Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee Gollaha Shacabka oo Dhuusamareeb lagu soodhaweeyay

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

August 13, 2026
0

Wafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Dr. Ibraahim Maxamed Mursal, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

August 13, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Horumarinta Boqortooyada Midowday (UK),...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In