Tuesday, March 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee Gollaha Shacabka oo Dhuusamareeb lagu soodhaweeyay

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee Gollaha Shacabka oo Dhuusamareeb lagu soodhaweeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee Gollaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, Mahad Cabdalle Cawad ayaa maanta soo gaarey Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug oo ay ka socdaan howlaha doorashooyinka isla markaana dhawaan la shaaciyay shanta kursi ee ugu horaysa kuraasta gollaha Shacabka ee taalla Galmudug.

Guddoomiye Mahad Cawad oo ah xildhibaan una sharaxanย  kursiga tirsigiisu yahay Hop104 oo deegan doorashadiisu tahay Galmudug, ayaa lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Dhuusamareeb.

Related posts

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad โ€œSAWIRROโ€

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad โ€œSAWIRROโ€

March 9, 2026
๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฅ๐š ๐ช๐š๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š

Soo dhaweynta musharaxa ayaa waxaa ka qayb ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal , Xildhibaano, wasiiro, mamulka Caasimada, Odayasha dhaqanka iyo bulshada qaybaheeda kaladuwan.

Soo dhaweyn kadib ayaa Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee golaha Shacabka Soomaaliya loo soo galbiyay gudaha Caasimada,ย  waxaana ugu horeyn warbahinta lahadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal.

Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mahad Cabdalle Cawad oo ah musharax xildhibaan ayaa madaxda iyo bulashada Caasimada Galmudug ugamahad celiyay soo dhaweynta ay u sameeyeen.

Dhanka kale Guddiga doorashooyibka Galmudug ayaa shahaadada musharaxnimo guddoonsiiyay qaar ka mid ah siyaasiyiin u tartameysa kuraasta xildhibaanada golaha Shacabka.

Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha shacabka Mahad Cabdalle Carwadย  iyo musharax Dhagey Geelle Ugaas ayaa ka mid ah xubnaha la siiyay shahaadada cadeyneysa in ay soo buuxiyeen xubnahan shuruudaha u yaala Gudigga Doorashooyinka.

Previous Post

Xukuumadda iyo Ciidamada Suudaan oo gaaray heshiis siyaasi ah

Next Post

Laftagareen oo macalimiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta macallinka

Next Post
Laftagareen oo macalimiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta macallinka

Laftagareen oo macalimiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta macallinka

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad โ€œSAWIRROโ€

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad โ€œSAWIRROโ€

March 9, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฅ๐š ๐ช๐š๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฅ๐š ๐ช๐š๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š

March 9, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku booqday Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha...

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

March 9, 2026
0

Magalada Muqdisho ayaa martigelisay munaasabad lagu daahfurayay Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya, taas oo si wadajir ah u...

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026
0

Dekedda Weyn ee Muqdisho ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekedaha International Association of Ports and...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In