Tuesday, September 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Beeraha oo soo gabo gabeysay tababar ku saabsan Xogaha Suuqa “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Beeraha oo soo gabo gabeysay tababar ku saabsan Xogaha Suuqa “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo xirtay Tababar socday laba maalin oo ku saabsan uruurinta Xogaha Suuqa, si loola socdo sicirka cuntada iyo badeecadaha daruuriga ah.

Tababarka ayaa wuxuu u dhacay si wanaagsan, waxaana soo xiray Cabdinasir Cumar Cismaan oo ah Agaasimaha Xiriirka Bulshada iyo Wacyigelinta ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka, wuxuuna ka dhawaajiyay inuu tababarku ahaa mid muhiim ah, maadaama lagu ogaanayo xogaha suuqa, ayadoo lala soconayo sicirka cuntada iyo badeecadaha kale duwan ee dalka. Waxaa sidoo kale uu ka dhawaajiyay inay ka qeyb galayaasha tababarka ka faa’ideysteen ayna ku shaqeyn doonaan ayagoo si wanaagsan u ogaan doono xogaha suuqyada kale duwan ee dalka Soomaaliya.

Related posts

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

September 8, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

September 8, 2026

Tababarka ayaa waxaa bixinayay khubaro aqoon fog u leh qaabka ugu wanaagsan ee loo ogaani karo xogaha suuqa, waxayna kale ahaayeen Maxamuud Ciise Faarax oo ah Agaasimaha Sugnaanta Cuntada ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Maxamed Axmed oo ah khabiir ka tirsan Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka, Maxamed Cabdullaahi Xuseen iyo Maxamed Saciid Xasan oo ayagane u leh aqoon wanaagsan tababarka ay bixinayeen.

Previous Post

Agaasimaha Telefishinka Qaranka oo xaalad caafimaad loogu qaaday Dalka Turkiga “SAWIRRO”

Next Post

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo ka hadlay hannaanka ay doorashada u socoto

Next Post
Guddiga Hirgelinta doorashada Heer Federaal oo soo dhaweeyay natiijada doorashadii Aqalka Sare ee lagu qabtay Baydhabo

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo ka hadlay hannaanka ay doorashada u socoto

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

September 8, 2026
0

Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

September 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Minister of Information Closes the Second Somali Strategic Communication Forum 2026

Minister of Information Closes the Second Somali Strategic Communication Forum 2026

September 8, 2026
0

The Minister of Information, Culture and Tourism of the Federal Government of Somalia, H.E. Abdulfatah Qasim Mohamud, today officially closed...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In