Monday, June 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Joojinta Xadgudubyada Haweenka oo lagu qabtay Dhuusamareeb

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
5 years ago
in Wararka
0
Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Joojinta Xadgudubyada Haweenka oo lagu qabtay Dhuusamareeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa madasha kasoo qeyb galay Xubno Wasiiro ah iyo Agaasimaha Madaxtooyada Galmudug ayaa  ka qeyb galay xaflad loo sameeyay maalinta Caalamiga ah ee joojinta xadgudubyada ka dhanka ah haweenka, taas oo lagu qabtay   Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

Munaasabadan oo ay soo agaasintey Xarunta Waxbarashada, nabada iyo hormarka ee gaalkacyo Waxaa ugu horreyn ka hadashay Marwo Safiyo Sigaale oo wakiil ka ah Xarunta Waxbarashada, nabada iyo hormarka ee gaalkacyo iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Haweenka Galmudug Mudane Maxamed Cali Alaale oo ka waramay tacdiyada loo geesto haweenka ayaa sheegay inay yihiin qaar kasoo hor jeeda  diinta Islaamka, dhaqanka iyo shuruucaha Galmudug u yaala, Waxaana  intaa ay ku dareen in dalka uu ka bilaabmay olale ka dhan ah tacdiyada lagula kaco haweenka kaas oo socon doona muddo lix iyo toban cisho ah.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

June 1, 2026
Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026

Waxa iyana halkaasi ka hadlay qaar ka mid ah ka soo qayb galayaasha oo ka waramay dhibaatooyinka loogeesto haweenka islamarkaa ay yihiin meel ka dhac loo gaysanayo Xuquuqda ay haweenka asaasi ahaan u leeyihiin  kuwaasoo ku keena haweenka dhibanayaasha ah xaalado Caafimaad daro.

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Galmudug Mudanr  Cusmaan Macalin Xasan  ayaa ugu danbeyn ku dheeraaday dhibaatooyinka  logula kaco  haweenka waxa u soo jeediyey in ay joojiso  gafafkaas lagula kacyo haweenka maadaama diinteenu ay si weyn u karaamaysay xuquuqda haweenka.

Previous Post

WHO oo kadigtay Nooc cusub oo kamid cudurka Covid 19

Next Post

Dibad baxyo looga soo horjeedo natiijada doorashadii Ciraaq oo ka dhacay Baqdaad

Next Post
Dibad baxyo looga soo horjeedo natiijada doorashadii Ciraaq oo ka dhacay Baqdaad

Dibad baxyo looga soo horjeedo natiijada doorashadii Ciraaq oo ka dhacay Baqdaad

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika

June 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qayb...

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In