Friday, July 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doorashada golaha shacabka Soomaaliya oo ka soctay Baydhabo oo soo gabagaboowday

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
5 years ago
in Wararka
0
Jadwalka doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Somaliland oo la shaaciyey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Doorashada Xildhibaanada golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta ka billaabatay magaalada Baydhabo, ayada oo doorashada maanta ay ku tartamayeen dhowr musharax.

Kursiga koowaad ee doorashadii maanta la qabtay ayaa waxaa ku tartamay Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo faysal Ibraahim Xasan .Waxaana soo baxay oo helay kursiga sumadiisa tahay Hop#182 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo  helay Codad dhan 88-cod oo uu kaga guuleystay musharaxii kale ee la tartamayay .

Related posts

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

July 23, 2026

Kursiga labaad ee doorashadii maanta la qabtay ayaa waxaa ku tartamay Mudane Aadan Maxamed Nuur (Saran-soor) iyo Mudane Zakariye Maxamed Cabdi.Waxaana soo baxay oo helay kursiga sumadiisa tahay Hop#170 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Aadan Maxamed Nuur (Saran-soor) oo helay Codad dhan 82 halka musharaxii la tartamayey ee Zakariye Maxamed Cabdi uu isna heley Codad dhan 12.

Kursiga seddexaad ee doorashadii maanta la qabtay ayaa waxaa ku tartamay Fowsiya Maxamed Sheekh iyo Khadiijo Maxamed Ibraahim. Waxaana soo baxay oo helay kursiga sumadiisa tahay Hop#171 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.Fowsiya Maxamed Sheekh oo heshay Codad dhan 84  halka musharaxii la tartamaysay ee Khadiijo Maxamed Ibraahim oo iyadana heshay Codad dhan 13.

Waxaa lashaaciyay 4kursi oo maanta ah 27.11.2021 lagy balansanaa inay Magaaladda Baydhabo kadhacdo hase ahaatee waxaa hakin agu sameeyay mid kamd ah kuraasta oo ay hakiyeen Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ooh akin ku sameeyay “Hakin doorashada kursica (HoP103)”.

 

 

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo xilalka u kala wareejiyay Wasiirada cusub ee Howlaha Guud iyo Xanaanada Xoolaha “SAWIRRO”

Next Post

Xildhibaan Cabdishakuur Cali Mire oo markale dib loogu doortay Xildhibaanimo

Next Post
Xildhibaan Cabdishakuur Cali Mire oo markale dib loogu doortay Xildhibaanimo

Xildhibaan Cabdishakuur Cali Mire oo markale dib loogu doortay Xildhibaanimo

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

July 23, 2026
0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud....

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka

July 23, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo...

Wasiirka Amniga XFS oo daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Dhismaha iyo Xoojinta Amniga Xuduudaha

Wasiirka Amniga XFS oo daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Dhismaha iyo Xoojinta Amniga Xuduudaha

July 23, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In