Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xarigga ka jaray Hoyga ciidamada Asluubta Puntland ee xaasleyda ah.
Guryahaan oo loogu talagalay in ay milkiyadooda lahaadaan qoosaska Ciidadamada Asluubta ee maamul Goboleedka Puntland.
Munaasabadda xariga looga jarayay ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Cadaaladda, Saraakiisha Ciidamada Asluubta, Booliska Puntland iyo martisharaf kale.