Wednesday, May 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Cayaartooyda Degmooyinka Kaaraan iyo Xamar Jajab oo wada badiyay tartanka kubadda cagta “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Cayaartooyda Degmooyinka Kaaraan iyo Xamar Jajab oo wada badiyay tartanka kubadda cagta “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartanka kubbadda cagta degmooyinka iyo deegaannada Gobolka Banaadir ee  2021 ayaa si habsami leh uga socda Garoomada Kubadda Cagta ee Injineer Yariiisow iyo Stadium Muqdisho ee Gobolka Banaadir.

Xidigaha Degmada Kaaraan ayaa 2-1 uga badiyay dhigooda degmada Hodon oo ay Garoonka Injineer Yariisow ku qaateen kulankii 13-aad ee tartanka kubadda cagta Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026

Xulka degmada Kaaraan ayaa waxaa labada gool oo rigoore ahaa u dhaliyay kabtankooda Cabaas Xuseen Axmed, halka kooxda Hodon goolka ay la timid uu ahaa isna rigoore, sidaas ayayna ku soo idaatay cayaartar 2-1 oo ay guusha ku raacday Kaaraan.

Dhanka kale Xidigaha degmada Xamar Jajab ayaa 2-0  uga badiyay dhigooda degmada Kaxda oo ay garoonak Muqdisho ku yeesheen kulankii 14-aad ee tartanka, waxaana labada gool u dhaliyay  Yuusuf Nuur Iimaan iyo  Xasan Cusmaan Dheere.

Kala sareynta Group C.

1- Hodon                 2 kulan 3 dhibcood

2-  Kaaraan             1 kulan 3 dhibcood

3- Kaxda                  2  kulan 3 dhibcood

4- Xamar Jajab        2 kulan 3 dhibcood.

Previous Post

Shir looga hadlayay Amniga garoonka Aadan Cadde oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka oo kormeeray xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Kenya “SAWIRRO”

Next Post
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka oo kormeeray xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Kenya “SAWIRRO”

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka oo kormeeray xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Kenya “SAWIRRO”

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

May 26, 2026
0

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda barakeysan ee Ciidul-Adxa oo ah munaasabad xambaarsan qiime...

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

May 26, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa hambalyo u dirtay dhammaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In