Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda caafimaadka Puntland oo xustay maalinta Musqulaha Aduunka

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda caafimaadka Puntland oo xustay maalinta Musqulaha Aduunka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa lagu qabtay machadka caafimaadka Xaaji Cabdi maalinta musqulaha aduunka oo sanad walba laga xuso aduunka 19- Nov, balse dib udhac ku yinid ayaa shalay galinkii danbe la qabtay.

Xuska maalintaan ayaa loogu talagalay in bulshada loogu wacyigaliyo muhiimada musqulada si badalkeeda looga fogaado in banaanka lagu saxaroodo kaasoo ay ka dhashaan cuduro jeermisku keeno.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

April 11, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026

Wasaaradda caafimaadka gaar ahaan qaybta Nadaafadda iyo Faya-dhawrka ayaa sanadkasta xuskaan qabata, hal ku dhiga sanadkaan ayaa ah “Kuligeen aan muhiimad sare siino isticmaalka Suuliga”

Aadan Xasan Aadan oo ka socday wasaaradda caafimaadka gaar ahaan qaybta nadaafadda iyo faya-dhawrka oo ka hadlay ayaa yiri:-

“ Maalinta musqulaha Aduunka waxaa loogu talagalay in la isku baraarujiyo isticmaalka musqulaha halka banaanada lagu saxaroon lahaa, sidoo kale waxa loogu talagalay in lagu wacyigaliyo loona sheego dadka laguna xasuusiyo caafimaad xumada inta badan ka dhasha musqulaha iyo guud ahaan nadaafadda.”

Macalimiinta machadka oo ka hadlay ayaa dhankooda ardayda la wadaagay xusayna muhiimada caafimaad ahaan maalintaan leedahay iyo baraarujinta xanuunada ka dhasha, sidoo kale waxay ardayda fareen inay dadka la wadaagaan dhibaatooyinka ay keento musqulaha iyo jikada la isku dhisayo taasoo keeni karta caafimaad daro.

Previous Post

Madaxweyne Deni oo ka warbixiyey wax-qabadkiisii tan iyo markii la doortay

Next Post

3-da December Maalinta Caalamiga ah ee Dadka Naafada ah

Next Post
3-da December Maalinta Caalamiga ah ee Dadka Naafada ah

3-da December Maalinta Caalamiga ah ee Dadka Naafada ah

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa magacowday Guddiga Farsamada ee wada-hadalka iyo dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed. Guddigan farsamo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland, oo ay...

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika ee ay martigelisay Jaamacadda Yangzhou ayaa...

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celinaysa 400 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo sugan Libya

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celinaysa 400 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo sugan Libya

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In