Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Q.M oo dalbatay Kaalmo dheeri ah oo wax looga qabanaayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Q.M oo dalbatay Kaalmo dheeri ah oo wax looga qabanaayo Abaaraha ka jira Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini’aadantinimada ayaa codsatay dhaqaale dheeri ah oo lagu caawinayo dadka Soomaaliyeed ee ay Abaaraha sameyeen.

Sida lagu sheegay warbixintii ugu dambeysay ee abaaraha, Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNOCHA) sanduuqa Dhexe ee Gurmadka Degdegga ah ee Qaramada Midoobay waxaa uu sii daayay 8 milyan oo Doollarka Mareykanka ah, halka Sanduuqa Bani’aadamnimada Soomaaliya uu u qoondeeyay 6 milyan oo dollar si wax looga qabto xaaladaha ugu adag.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Waxa ay sheegtay in qiimeyn degdeg ah uu socdo si loo ogaado dadka ugu nugul iyo baahiyaha ka jira meelaha ugu badan ee ay dhibaatadu saameysey, iyada oo intaa ku dartay in la-hawlgalayaasha bini’aadantinimada, maamulka iyo bulshada maxalliga ah ay kor u qaadayaan gargaarka.

“Iyadoo aan la kordhin gargaarka bini’aadantinimo, ilaa 3.8 milyan oo Soomaali ah ayaa lagu qiyaasaa in ay soo food saartay cunto yari ba’an ilaa Janaayo, taasoo kor u kacday 4.6 milyan oo qof bishii May,” ayay tiri UNOCHA.

Soomaaliya ayaa waxaa ka jirta Abaar ka sii dareysa ka dib saddex xilli oo isku xigta oo roobabku ay baaqdeen, waxayna halis ugu jirtaa xilli-roobaadka afaraad oo xiriir ah oo aan si wanaagsan loo helin sanadkaan 2021, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay.

Waxa ay sheegtay in xaaladda sii xumaaneysa ay sii kordhisay dhimashada iyo xoolo la’aanta dadka ay saameeyeen abaaraha ee u baahan in si deg deg ah loo caawiyo , waxaa kaloo ay sheegtay in Soomaaliya la saadaaliyay in ay kor u kaceyso 30 boqolkiiba halka ay ka ahayd 5.9 milyan ayna gaari doonto ilaa 7.7 milyan sanadka 2022.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo bogaadiyey talaabada ciidamada amnigu ku soo qabteen eedeysanayaal

Next Post

Taliska ciidanka xoogga dalka oo digniin adag u diray Askarta  waxyelleeyso Shacabka

Next Post
Taliska ciidanka xoogga dalka oo digniin adag u diray Askarta  waxyelleeyso Shacabka

Taliska ciidanka xoogga dalka oo digniin adag u diray Askarta  waxyelleeyso Shacabka

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In